-
Golaha Guurtida oo Ka Biyo Diiday Hadalo Qadaf U Badan oo Madaxwayne Biixi Ku Weeraray Golahaas
Golaha Guurtida oo Ka Biyo Diiday Hadalo Qadaf U Badan oo Madaxwayne Biixi Ku Weeraray Golahaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 16, 2019
-
Fanaaniin Kamida Hoboladii Waaberi oo Wakhti Hore Ugu Dambaysay Muqdisho oo Maanta Kamid ahaa Waftigii Madaxwayne Geele (Sawiro)
Fanaaniinta Axmed Cali Cigaal iyo Xasan Aadan Samatar ayaa mudo dheer ka dib ku laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka soomaaliya.
Labadan Fanaan oo uu wehelinayo hobolka dalka Djibouti ee Cawaale Aadan ayaa ka mid ahaa we...
Saturday, March 16, 2019
-
War Cusub oo Laga Soo Saaray Nuxurka Kulankii Dhex Maray Madaxwaynayaasha Jabuuti Iyo Somaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Vi...
Saturday, March 16, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalladda Dhalinyaradda Somaliland ee Sonyo
Xisbiga Waddani oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalladda Dhalinyaradda Somaliland ee Sonyo sida lagu sheegay shir jaraa'id oo qaar kamida madaxda xisbigaasi ku qabteen hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 16, 2019
-
Madaxwayne Geele Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Ka Dagay Jabuuti (Sawiro)
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya,
iyadoo si wayn loogu diyaar garoobay soo dhaweynta Wafdiga Madaxweyne Geelle .
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, w...
Saturday, March 16, 2019
-
“Wali Miyaad Aragteen Sheekh Aadan Siiro Oo Soltelco Dhaliilaya, Muuse Hadaanu Wax Ka Sheegnana Sacad Muuse Oo Dhan Ayaa….”Faysal C.Warabe
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dhibaatada dhinaca qabyaalada ee ka jirta somaliland iyo sida ay u saamaysay hay’addaha dawlada.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaye...
Saturday, March 16, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Biiray Madaxda Caalamka Ee Ka Hadashay Weerarkii Ka Dhacay New Zealand
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii dadka lagu laayey ee ka dhacay wadanka New Zealand.
Madaxweyne Farmaajo oo qoraal rasmi ah soo saaray ayaa k...
Saturday, March 16, 2019
-
Dawlada Itoobiya Oo Heshiis La Gaadhay Laba Dhaqdhaqaaq Oo Ka Soo Horjeeday
Dawlada Itoobiya ayaa heshiis la gaadhay dhaqdhaqaaqyada kala ah Afar Liberation Movement(ALM) iyo Gambella People’s Liberation Movement(GPLM).
Dawlada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyadan wada hadal kula lahayd magaalada Asmara ee w...
Saturday, March 16, 2019
-
Maxaa Kamida Heshiisyadda Imaaraadka Iyo Somaliland ee Aan Midho Dhalin?
Dawlada Imaaraadka ayaa qorshaynaysa inay dib u soo celiso madaarkii magaalada Berbera si ay ugu soo degaan diyaaradaha waa wayn ee sida rakaabka iyo xamuulka.
Talaabadan ay dawlada imaaraadku qaadayso ayaa qayb ka ahayd hesh...
Saturday, March 16, 2019
-
Trump Oo Markii Ugu Horreysay Adeegsaday Codka Diidmada Qayaxan
Madaxweyne Donald Trump ayaa codka diidmada qayaxan u adeegsaday tallaabo uu aqalka Congress-ka
dalkaasi ku diiday xaaladda degdegga ah ee uu Trump ku dhawaaqay, sababo la xiriira murankii xadka Mareykanka iyo Mexico.
Xild...
Saturday, March 16, 2019
« Previous Page — Next Page »