|
wararka
-
Madaxwayne Biixi Go’aan Noocee ah Ayuu Ka Qaadan Doonaa Musuqmaasuqa Lagu Helay Qaar Kamida Xukuumadiisa ?
Hanti dhawraha guud ee qaranka ayaa soo dhamaystiray warbixinta baadhitaano uu ka waday qaar ka mid ah hay’addaha kala duwan ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi.
Warar ay helayso shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews a...
Monday, March 18, 2019
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Dibadbaxyo Ka Soo Cusboonaaday Faransiiska
Dibad baxayaal ayaa boob iyo dhac u geystay dukaamo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, dibadbaxyo noocan oo kale ah ayaa dalkaasi ka dhacay afar bilood kahor.
Booliiska ayaa dadkaasi u adeegsaday biyo iy...
Sunday, March 17, 2019
-
Zimbabwe oo Lagaga Dhawaaqay Xaalad Masiibo Qaran
Tan iyo markii ay ku dhufatay xeebta Mozambique khamiistii, duufaantaasi ayaa ku qasabtay kumannaan qof in ay guryahooda ka baxaan.
Dalka Zimbabwe, magaalada Chimanimani, oo ku taalla buuralleyda dhanka bari ee xuduudda ayay du...
Sunday, March 17, 2019
-
“Muuse Biixi Waa Halyay Qawani Ku Lugaynaaya, Cid Qabata,Oo Wax U Sheegta-na….” Mohamed Haaruun
Maanta hadalkii Muuse Biixi ee Imaaraadka uu ka jeediyay ayaa aan helay fursad aan ku dhegaysto, lix qodob baanan gooni u calaamadiyay. Wixii kaftan iska ahaa, oo hadalkiisa na ku badnaa kolka laga reebo, intan baa faalayn mudan a...
Sunday, March 17, 2019
-
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida oo Ka Soo Horjeestay Go’aanka Xukuumaddu Ku Taageertay Dp World
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida oo Ka Soo Horjeestay Go'aanka Xukuumaddu Ku Taageertay Dp World
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 17, 2019
-
Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolkaas
Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolkaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 17, 2019
-
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Taagan Ganacsatadda Iyo Xukuumadda
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Taagan Ganacsatadda Iyo Xukuumadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 17, 2019
-
Khilaafka Ganacsatadda Iyo Xukuumadda oo Meel Xun Maraya Hawlihii Dekedda oo Taagan + Wararkii U Dambeeyay.
Dekeda magaalada Berbera ayaa maalintii shanaad oo xidhiidh ah aanay ka socon wax shaqo ah ka dib cabasho ay qabto ganacsatada dalku.
Ganacsatada isticmaasha dekeda magaalada Berbera ayaa mar kale gaashaanka ku dhuftay amar ka so...
Sunday, March 17, 2019
-
Ciidanka Booliska oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Tiro Badan + Taliska Booliska oo Ka Hadlay (Daawo)
Ciidanka Booliska oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Tiro Badan + Taliska Booliska oo Ka Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 17, 2019
-
Xukuumadda oo La Safatay oo La Safatay Shirkadda DP World Kuna Gacan Saydhay Cabashadii Ganacsatadda
Xukuumadda oo La Safatay oo La Safatay Shirkadda DP World Kuna Gacan Saydhay Cabashadii Ganacsatadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 16, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|