Siyaasi Maxamed Nuur Carraale Duur Halkuu Ka Taaganyahay Khilaafka Axsaabta ee Ku Aadan Kalsoonida Komishanka ?
March 27, 2019 - Written by admin
Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka horyimid aragtida xisbigiisu ka qabo guddida doorashooyinka somaliland.
?
Siyaasi Duur oo qoraal ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa soo jeediyey in layska ilaawo wixii hore isla markaana guddida doorashada laga faa,iidaysto waaya aragnimadooda si ay doorashada u qabtaan.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS