BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
March 26, 2019 - Written by admin

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadley arimo xaasaasi ah oo ay ka mid yihiin kiisas dhinaca musuq maasuqa ah oo horyaala oo ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud ee qaranka oo ku saabsan musuq maasuq loo haysto masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

xeer ilaalin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS