|
wararka
-
Daawo Jilayaasha caanka ah ee Sooraan Iyo Jawaan oo Soo saaray Filim cusub.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Jilayaasha caanka ah ee Sooraan Iyo Jawaan oo Soo saaray Filim cusub oo wacyi gelin bulsheed ah.
https://www.youtube.com/...
Saturday, April 27, 2019
-
Wariye Coldoon Oo Saaka Maxkamadda La Horkeenay Lagana Hor Akhriyay Eedaha loo haysto.
Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa saaka la horkeenay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Dhawaan Ciidanka Amaanka Ka Soo Xidheen gurigiisa oo ku yaala magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer.
Eedaha Loo Haysto Wariye...
Saturday, April 27, 2019
-
Somaliland oo Digniin Culus U Dirtay Maamul Goboleedka Puntland
Somaliland oo Digniin Culus U Dirtay Maamul Goboleedka Puntland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 27, 2019
-
Netanyahu oo Wajahaya Xabsi Hadii uu Ka Dago Mid Kamida Waddamada Yurub
Ra’isal Wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu iyo todoba sarkaal oo isugu jira kuwo hore iyo kuwo hadda xilal haya ayaa khatar ugu jira in la xidho, hadiiba ay cagta dhigaan dalka Spain, ka dib markii uu waaran qabasho ah u soo ja...
Saturday, April 27, 2019
-
Wasiirka Ganacsiga oo Awaamiir Cusub Dul Dhigay Shirkadaha Haamaha Shidaalka Berbera
Wasiirka Ganacsiga oo Awaamiir Cusub Dul Dhigay Shirkadaha Haamaha Shidaalka Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 27, 2019
-
“Dadku Waxay Leeyihiin Madaxweyne Muuse; Waxaad Mooda Inuu Taliskii Ciidanka Afraad Weli Xukumayo”
Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqadir, ayaa talooyin u soo jeediyey Madaxweynaha, waxaanu ugu baaqay inuu mar walba wanaag, tixigelin iyo cadalaad umadda ugu adeego, waxaanu guud ahaan Shacabka ugu baaqay inay Ma...
Saturday, April 27, 2019
-
Labadda Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye Iyo Guddida Doorashooyinka oo Go’aan Ka Gaadhay In La Qabto Doorashooyinka
Labadda Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye Iyo Guddida Doorashooyinka oo Go'aan Ka Gaadhay In La Qabto Doorashooyinka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 27, 2019
-
Daawo Weerar Iyo Weerar Celis:Maxaa kala qabsaday Ex Wasiir Duur Iyo Wasiir Maxamed Kaahin.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Weerar Iyo Weerar Celis:Maxaa kala qabsaday Ex Wasiir Duur Iyo Wasiir Maxamed Kaahin.
https://www.youtube.com/watch?v=gz06XckCRq0...
Friday, April 26, 2019
-
Xogo Laga Helay Kulan Dhexmaray Kulmiye , Ucid Iyo Komishanka Doorashooyinka
Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa shalay shir doceed ay albaabadu u xidhanayeen oo saddex-geesood ah ku wada yeeshay xarunta guud ee komishanka Doorashooyinka ee magaalada Hargeysa, kaas...
Friday, April 26, 2019
-
BASHAIER PLAZA: Huteel Casri ah oo Laga Furay Masallaha Magaalada Hargeysa iyo Adeegyada laga Helayo
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray Huteel casri ah oo magiciisa la yidhaahdo BASHAIER PLAZA, kaas oo laga furay Xaafadda Masallaha ee magaalada Hargeysa.
Munaasibad loo sameeyey furitaanka Huteelk...
Friday, April 26, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|