BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo Xabsiga Dhigtay Gudoomiyihii Garabka Dhalinyaradda Xisbiga Waddani + Sababaha Lala Xidhiidhiyay Xadhigiisa?
May 1, 2019 - Written by admin

Xisbiga Mucaarad ah ee Waddani ayaa shaaciyay in Ciidanka Amaanka Somaliland Saaka Xabsiga U Taxaaben Guddooiyihii Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme .

dhame

Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Ayaan ilaa hadda ciidanka boolisku cadayn sababta uu u xidhan yahay balse waxa la sheegay in xadhigiisa loo malaynayo inuu daba socod maqaal uu shalay warbaahinta ku baahiyay kaas oo uu ku dhaliilayo madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi talaabadda uu bandooga ugu soo rogay gobolka sanaag.
Xukuumadda somaliland ayaa caadaystay xadhiga madaxda axsaabta arintaas oo dhaawac wayn ku ah geedi socodka dimuqraadiyadda somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS