-
Daawo: Muxaadaro cusub sidee uga faa`iidaysanaa bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil Harun.
Daawo: Muxaadaro cusub sidee uga faa`iidaysanaa bisha barakaysan ee Ramadaan Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil Harun ayaa soo jeedinaya ee ka faa`idaysi haboon.
https://www.youtube.com/watch?v=hNnvO6SgGUY&feature=youtu.be
...
Monday, May 6, 2019
-
Daa:”Lix arrin ku dhaqan inta aad soomantahay” waxa soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
Daa:"Lix arrin ku dhaqan inta aad soomantahay" waxa soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
https://www.youtube.com/watch?v=2-Dui_wApq4
...
Monday, May 6, 2019
-
Daawo:wasiir ka mid ah xukuumadda Muuse Biixi oo mid mid ugu jawaabay mucaaradkii shalay hadlay.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo:wasiir ka mid ah xukuumadda Muuse Biixi oo mid mid ugu jawaabay mucaaradkii shalay hadlay.
https://www.youtube.com/watch?v=ewbiB_IkPLg&t=2s
...
Monday, May 6, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Fariin Ku Kala Socota Warbaahinta, Ciidamadda Iyo Shacabka Kasoo Dhex Diray Qasriga Madaxtooyadda Hargeysa
Madaxwayne Biixi oo Fariin Ku Kala Socota Warbaahinta, Ciidamadda Iyo Shacabka Kasoo Dhex Diray Qasriga Madaxtooyadda Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 6, 2019
-
Janaraal Haftar Oo Ka Hor Yimid Xabad Joojinta Bisha Ramadaan
Hoggaamiyaha fallaagoobay ee dalka Liibya, Janaraal Khaliifa Haftar ayaa soo saaray farriin ah in ciidammadiisa ay guluf hor leh ku qaadaan magaalada caasimadda ah ee Tripoli saacado uun kaddib markii Qaramada Midoobey ay ku baaqd...
Monday, May 6, 2019
-
Somaliland Waxay Lumisay Fursad Dahabi ah oo Madaxwayne Farmaajo Iyo Aby Ahmed Ku Imanayeen Hargeysa”Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya”
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in ‘Soomaaliland ay khasaarisay fursad dahabi ah’.
Intii ay jirtay dowladda federaalka ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed C...
Monday, May 6, 2019
-
“Xukun Milatari Siyaad Bare Ayaa Inoogu Dambeeyey, Kan Muuse Biixina Waa Riyo”..Ugaaska Axmed Maxamed Siciid(Cali Mahdi)
"Xukun Milatari Siyaad Bare Ayaa Inoogu Dambeeyey, Kan Muuse Biixina Waa Riyo"..Ugaaska Axmed Maxamed Siciid(Cali Mahdi)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 6, 2019
-
Daawo Ismaciil Cumar Geelaha Jabuuti oo isku shaandhayn iyo Xilka qaadis ku sameeyay Xukuumaddiisa iyo wasiiro xilal muhiim ah hayey oo uu Eryay..
Jabuuti(Baligubadlemedia)Daawo Ismaciil Cumar Geelaha Jabuuti oo isku shaandhayn iyo Xilka qaadis ku sameeyay Xukuumaddiisa iyo wasiiro xilal muhiim ah hayey oo uu Eryay..
https://www.youtube.com/w...
Monday, May 6, 2019
-
Daawo 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan.shekh Maxamed Sh.Cumar Dirir
madama aynu galnay curashada bisha barakaysan ee ramadaan halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan waxaana inoo soo jeedinaya alle ajar iyo xasanaad ha ka siiyee shekh Maxame...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Hooyada dhashay sheekha mucaaridka Jabuuti ee sheekh cabdiraxman Bashiir oo uu dhibaateeyay Geelaha Jabuuti.
waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa hooyada dhashay sheekh caanka ah ee mucaaridka jabuuti ka midka ah ee cabdiraxman bashiir oo ay dhibaato wayn u gaysteen kooxda ka talisa dalka jabuuti ee uu horjoogaha u yahay ismaciil cumar G...
Sunday, May 5, 2019
« Previous Page — Next Page »