|
wararka
-
Daawo”18-May waa maalin u gaar ah beesha SNM”Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland .
Daawo"18-May waa maalin u gaar ah beesha SNM"Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland .
https://www.youtube.com/watch?v=bsAjKrhw8cc&feature=youtu.be
...
Wednesday, May 8, 2019
-
Muxaadaro Qiimo Badan oo Qof Kasta oo iimaan leh Ka Oohisa “Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil”
Muxaadaro Qiimo Badan oo Qof Kasta oo iimaan leh Ka Oohisa "Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 8, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Ka Hadlay Shilalka Gaadiidka Aamaro Culusna Dul Dhigay Wasaaradda Gaadiidka Iyo Taliska Booliska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoysaska, qaraabada, ehelada, asxaabta iyo shacbiga Jamhuuri...
Wednesday, May 8, 2019
-
“Anigu Markii Hore Bandooga Waan Ka Soo Horjeeday, Oo Raali Kamaan Ahayn, Bandoona Waxba Laguma Xaliyo”
Axmed Xaaji Cali Caddami, oo ahaa Wasiirkii Gaashandhiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo, ayaa Axsaabta Qaranka ugu baaqay inay isku tanaasulaan, kana heshiiyaan khilaafkooda ku waajahan Doorashada iyo Komishanka.
Wasiirkii h...
Wednesday, May 8, 2019
-
Daawo”Qolo reer Gabiley ah oo leh sanaag maxaa bandawgii looga qaaday,waan la yaabay waxaanan leeyahay Gabiley baa bandow u baahan..”
Daawo"Qolo reer Gabiley ah oo leh sanaag maxaa bandawgii looga qaaday,waan la yaabay waxaanan leeyahay Gabiley baa bandow u baahan.."
https://www.youtube.com/watch?v=cLkROPRrPfc
...
Wednesday, May 8, 2019
-
Daawo:Muxaadiro Cusub Arrimaha buriya Soonka waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Daawo:Muxaadiro Cusub Arrimaha buriya Soonka waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
https://www.youtube.com/watch?v=bfR5i73t4Rs&feature=youtu.be
...
Tuesday, May 7, 2019
-
Daawo Khilaaf culus oo soo kala dhex galay siyaasiyiinta Somalida Kenya Iyo Adan Bare Ducaale oo afka furtay.
Khilaaf culus oo soo kala dhex galay siyaasiyiinta Somalida Kenya gaar ahaan hogaamiyaha aqlabiyada barlamanka kenya adan bare ducaale iyo ismaamulka laga soo doorto ee Garissa waxaana meel fagaare ah si ba`an uga weeraray adan ...
Tuesday, May 7, 2019
-
Siyaasi Cabdilhi Jawaan oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Umadda U Soo Bandhigto Qorshihii ay Ku Hagi Lahayd
Siyaasi Cabdilhi Jawaan oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Umadda U Soo Bandhigto Qorshihii ay Ku Hagi Lahayd
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 7, 2019
-
Daawo”Gurigaaga Hebelow cidi shaah kama cabto ayey maraysaa……..Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac.
Daawo"Gurigaaga Hebelow cidi shaah kama cabto ayey maraysaa........Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac.
https://www.youtube.com/watch?v=x8gLzekBT04
...
Tuesday, May 7, 2019
-
Daawo Prof Axmed Ismaciil samatar oo su`aallo kulul kala kulmay madashii Borama iyo jawaabihii uu bixiyey.
Daawo Prof Axmed Ismaciil samatar oo su`aallo kulul kala kulmay madashii Borama iyo jawaabihii uu bixiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=hGF2elWYu2A&t=22s
...
Tuesday, May 7, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|