-
Daawo Booliska oo faah faahin ka bixiyey Xadhiga Xildhibaan Dhakool oo ka Tirsan Barlamaanka Somaliland.
Daawo Booliska oo faah faahin ka bixiyey Xadhiga Xildhibaan Dhakool oo ka Tirsan Barlamaanka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=ESlI2yWZSaQ
...
Friday, May 10, 2019
-
War Deg Deg ah Xildhibaan Dhakool oo ka Tirsan Barlamaanka somaliland oo xabsiga loo taxaabay iyo sababta ka dambaysa xadhigiisa.Video)
Hargeysa(Baligubadlemedia)Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.
Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay ta...
Thursday, May 9, 2019
-
Daawo Markabkii ugu waynaa abid ee ku soo xidha dekadda berbera oo soo xidhay iyo masuuliyiinta marsada oo ka warbixiyey.
Berbera(Baligubadlemedia)Daawo Markabkii ugu waynaa abid ee ku soo xidha dekadda berbera oo soo xidhay iyo masuuliyiinta marsada oo ka warbixiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=5fOTGvU-5Ic&feature=youtu.be
...
Thursday, May 9, 2019
-
Daawo Dagaal ka dhacay Garoonka Kismaayo iyo Murashax Abdinasir Seeraar oo sheegay in Boorsooyinkiisa lacag laga baadhi rabay.
Kismaayo(Baligubadlmedia)Daawo Dagaal ka dhacay Garoonka Kismaayo iyo Murashax Abdinasir Seeraar oo sheegay in Boorsooyinkiisa lacag laga baadhi rabay.
https://www.youtube.com/watch?v=plqozd1JLHM
...
Thursday, May 9, 2019
-
Somaliland Way Seexatay, Gacmahay Laabatay Wax Aduunka Ka Socdana Ma Oga “Eng Faysal Cali Waraabe oo Dhaliilay Xukuumadda Biixi”
Somaliland Way Seexatay, Gacmahay Laabatay Wax Aduunka Ka Socdana Ma Oga "Eng Faysal Cali Waraabe oo Dhaliilay Xukuumadda Biixi"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 9, 2019
-
Milatariga Suudaan : “Waa Qasab In Dalka Lagu Xukumo Shareecada Islaamka”
Golaha Milateriga Suudaan ayaa ku adkaysanaya in shareecada islaamka ay aasaas u sii ahaato sharciga cusub ee dalka.
Hogaamiyeyaasha mucaaradka ayaa golaha u gudbiyay liis ay ku dalbanayaan dowlad ku meel-gaadh ah, kadib markii...
Thursday, May 9, 2019
-
Axmed Ismaaciil Smatar oo Ka Jawaabay Isku Day Xukuumadu Kaga Hor Istaagaysay Inuu Xaflad Ku Qabsato Magaalada Boorama
Prof.Axmed Ismaacil Samatar ayaa doqonimo ku tilmaamay in gobalka uu ka soo jeedo ee Awdal xukuumadu ay isku daydo in aanu xaflad dadka uu kula hadlaayo aanu ku qabsan karin. Waxa kale oo uu ka hadlay laba sarkaal oo ka tirsanaa c...
Thursday, May 9, 2019
-
Donald Trump oo U Ol’oleynaya ‘Arrin Looga Bartay Madaxda Soomaalida’
Musharaxiin isku diyaarinaya kursiga madaxweynaha kana tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa ka hor yimid go'aanka ay dowladda ku diidan tahay in dadka madowga ee u dhashay Mareykanka la siiyo magdhaw dhanka midab takoorka iyo adoomays...
Thursday, May 9, 2019
-
Daawo:Siraha iyo Xikmadaha ku ku jira soonka waa soo jeedinaya sheekh maxamed sheekh cumar Dirir.
Daawo:Siraha iyo Xikmadaha ku ku jira soonka waa soo jeedinaya sheekh maxamed sheekh cumar Dirir.
https://www.youtube.com/watch?v=UGWRF5b297M&feature=youtu.be
...
Wednesday, May 8, 2019
-
Daawo Nabi amaan macaan oo uu soo qaaday sheekh Dandaawi.
Daawo Nabi amaan macaan oo uu soo qaaday sheekh Dandaawi.
https://www.youtube.com/watch?v=du6vnJvQX3Q
...
Wednesday, May 8, 2019
« Previous Page — Next Page »