Madaxwayne Biixi oo Ku Fashilmay Talabadii Saddexaad ee uu Qaado Muddo Bil Gudaheeda
May 12, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa u muuqda madaxwayne aan taladda badsan islamarkaana rogrogin kahor inta aanay kasoo bixin xafiiskiisa taas oo keentay in madaxwaynuhu muddo bil gudaheeda ku fashilmo 3 talaabo oo uu qaaday.

waxaana arimahaas kamida
1. arintii Ganacsade Axmed Cismaan Geele
2. Bandoogii uu ku soo rogay Saddexda Degmo ee Gar-adag, ceerigaabo iyo ceel Afwayn
3. xadhiga xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool
dhamaan arimahani waxay muujinayaan habacsanaanta tashi ee ka muuqata go’aamadda madaxwaynaha somaliland kasoo baxay
isku soo wada duuboo madaxwayne biixi ayaa ka aradan masuuliyiintii waayo araga ahayd ee kala shaqayn lahayd arrimaha qaar isagoo soo urursaday wasiiro aan runta u sheegi karin madaxwaynuhu
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS