-
Xisbiga Waddani Oo Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Si Degdeg Ugu Yeedhaan Wasiirka Arrimaha Gudaha
Xisbiga Waddani Oo Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Si Degdeg Ugu Yeedhaan Wasiirka Arrimaha Gudaha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
-
“Gobolkii Somaliland Dhalay In Goboladii Laga Soo Qaxay La Dhaafiyo Xaq Maaha Yeeli Mayno Oo Waanu…Xildhibaan Nac-Nac
"Gobolkii Somaliland Dhalay In Goboladii Laga Soo Qaxay La Dhaafiyo Xaq Maaha Yeeli Mayno Oo Waanu…Xildhibaan Nac-Nac
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
-
“ Waa Dhici Kartaa In Arrinta Iran Lagu Xalliyo Dagaal Ama Wada-Hadal.. “ Madaxweyne Trump
Istaraatijiyadda Mareykanka ee ku wajahan Iran ayaa u muuqata mid jahwareersan, iyadoo ay u muuqato in Washington ay ka sii yaraanayaan doorashooyinkeeda ku aaddan inay ka fogaaato isku dhacyo.
Madaxweyne Trump ayaa sheegey in ...
Tuesday, July 23, 2019
-
Ingiriiska oo Raysal Wasaare Cusub Loo Doortay Madaxweyne Trump Iyo Midawga Yurub Oo Ka Hadlay
Xoghayihii arimaha dibada Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku guulaystay inuu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi.
Doorashadii ugu dambaysay ee xisbiga Conservatives ku dooranayey hogaankiisa ayuu ka helay Mr Boris Johnson ...
Tuesday, July 23, 2019
-
Xaalad Musuqmaasuq oo Lasoo Daristay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Kenya
Wasiirka maaliyadda Kenya ayaa la xidhi doona laguna soo oogi doonaa dacwado la xiriira musuq-maasuqa dhismaha laba biyo-xidheen, waxaa sidaas maanta sheegay dacwad oogaha guud ee Kenya.
Dacwdaha ka dhanka ah Henry Rotich a...
Monday, July 22, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Mamnuucay Shirarka Aan Caadiga ahayn ee Golayaasha Deegaanka ee Dalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Mamnuucay Shirarka Aan Caadiga ahayn ee Golayaasha Deegaanka ee Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 22, 2019
-
Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Gudida Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe oo La Filayo Inuu Dhawaan Ka Dhaco Caasimadda
Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Gudida Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe oo La Filayo Inuu Dhawaan Ka Dhaco Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 22, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay Iyo Danjiraha Ingiriiska Ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadajir u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Mudane Ben...
Sunday, July 21, 2019
-
Wasiirka Ganacsiga Oo Saxeexay Siyaasad Wasaaradda Ganacsigu Ugu Tala Gashay Qaar Kamida Ganacsatadda
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska JSL Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa si rasmiya u saxeexay Siyaasadda Meharadaha Wadhatada , Yaryar iyo Dhexe oo looyaqaanno sidoo kale MSME Policy. Siyaasaddan ayaa...
Sunday, July 21, 2019
-
Manchester United Oo Inter Milan Ku Diiday £ 54 Milyan Oo Ay Lukaku Ku Doonayso
Kooxda Manchester United ayaa diidday 60m euro (£53.9m) oo kooxda Inter Milan
ay ku doonaysay inay kula wareegto weeraryahanka kooxdaasi Romelu Lukaku.
Lacagtaas ay Inter Milan soo bandhigtay ayaa aad uga hoosayso midda ay Ma...
Sunday, July 21, 2019
« Previous Page — Next Page »