BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Jabuuti
July 24, 2019 - Written by admin

Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid  kana mid ahayeen safiirka Somaliland ee Jabuuti , abaanduulaha Ciidanka qaranka Somaliland  iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka qaranka ayaa waxaa ay la kulmeen masuulyiin sar sare oo ay ka mid yahin wasiirka cadaalada oo ah ku simaha wasiirka Gaashandhiga iyo taliyaha guud ee ciidamada dalka Jabuuti

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS