-
Ergayga Midowga Yurub Oo U Kala Dab-Qaadaya Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Mucaaradka
Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolás Berlanga Martinez, ayaa u kala dab qaadaya Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiga mucaaradka ee Waddani iyo UCID, si la isugu soo dhaweeyo aragtiyaha labada dhinac ee kala fog ee la xidhiidha d...
Sunday, July 21, 2019
-
Somaliland Oo Saldhig Military Siineysa Dalka Ruushka
Wargeyska caanka ah ee The Indian Ocean ayaa cadadkiisii shalay wuxuu baahiyay qormo ku saabsan xidhiidh u socda dawladda Somaliland iyo dawladda Ruushka, kaas oo uu ka shaqaynayo madaxweynaha dala Guinea Alpha Conde.
Wargeys...
Sunday, July 21, 2019
-
Kenya Oo Furaysa Mashruuca Tamarta Dabaysha Ee Ugu Weyn Afrika.
Dalka kenya ayaa laga hirgalinayaa barnaamijkii ugu balaadhnaa qaaraddda afrika Kaas oo ah in tamartalagaga dhaliyo dabaysha.
Barnaamijkan ayay kenya ula dan-leedahay si ay u yarayso kharashka ku baxa korontada, iyo ku tiirsana...
Saturday, July 20, 2019
-
Ma Rabno Inaan Shidaal Ku Shubno Gaadhi Aan Soconaynin ” Safiirka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Arrimo Doora
Ma Rabno Inaan Shidaal Ku Shubno Gaadhi Aan Soconaynin ” Safiirka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Arrimo Doora
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, July 20, 2019
-
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Cadeeyey Halka Ay Salka Ku Hayso Caqabadaha Somaliland Kala Kulmayso Soomaaliya
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga hadlay cabashada ay somaliland markasta ka dawlada federaalka ah ee soomaaliya.
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku falanqeeyey halka ay salka ku hayso tal...
Saturday, July 20, 2019
-
“Waanu Iska Celinaynaa Farmaajo”…Madaxweyne Muuse Biixi
"Waanu Iska Celinaynaa Farmaajo"...Madaxweyne Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, July 20, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wefti Dhex Dhexaadinaya Somaliya Iyo Dawladda Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afri...
Saturday, July 20, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Hadlay Colaada Ceel Afwayn Xaaladda Dalka Iyo Arrimo Kale
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro) ayaa gaadhay wadanka Sweden.
Gudoomiye Ciro oo ay soo dhaweeyeen jaaliyada somaliland ee wadankaasi iyo taageerayaasha xisbiga Waddani ayaa ka...
Friday, July 19, 2019
-
Trump – Kuma Raacsani Taagerayaashayda In Ilhaan La Celiyo
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in taageereyaashiisa uusan ku raacsanayn
dalabkooda ah in Ilhaan Cumar dib loogu celiyo Soomaaliya.
Dad tiro badan oo uu meel fagaaro kala hadlayay ayaa si wadar ah ugu dho...
Friday, July 19, 2019
-
Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Xayiraadii Sucuudigu Ka Qaaday Markabkii Xoolaha Siday
Raysal wasaaraha soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay xayiraadii laga qaaday markabkii xoolaha siday ee lagu haystay wadanka Sucuudiga.
Markabkan oo ka shiraacday dekedda magaalada Bebera ee Somaliland oo si...
Friday, July 19, 2019
« Previous Page — Next Page »