-
Dhaawaca Gudoomiye Yariiisow Oo Dibadda Loo Qaaday
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo dhaawac culus uu kasoo gaadhey weerarkii Ismiidaamin ee shaley lala eegtey Xafiiskiisa gobolka Banaadir ayaa saaka asaga iyo Xubnaha kale Maamulkiisa ee dhawacyad...
Thursday, July 25, 2019
-
Ergayga Qaramadda Midoobay ee Somaliya oo Ka Hadlay Qaraxii Lala Beefsaday Xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa war ka soo saaray qaraxii khasaaraha badan dhaliyey ee shalay gelinkii dambe ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.
War ...
Thursday, July 25, 2019
-
“Habarjeclo iyo Sacad muuse sidii ayay u wada socdaan Waayo jeegaan baa la isku dhahaa dalkana inagaa Haysana ” Xoghayaha Golaha Wakiilada oo qabyaalad ku waabariistay
"Habarjeclo iyo Sacad muuse sidii ayay u wada socdaan Waayo jeegaan baa la isku dhahaa dalkana inagaa Haysana " Xoghayaha Golaha Wakiilada oo qabyaalad ku waabariistay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 24, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimaha Doorashadda
Cabdiraxmaan Cirro oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimaha Doorashadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 24, 2019
-
Magacyada Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Sheegay In Amar Madaxweyne Lagu Xidhay
Afar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Gabiilay ayaa la xidhay kadib markii lagu wargaliyay in madaxweynuhu uu soo bixiyay amar lagu xidhaayo, sida ay warbaahinta la wadaageen.
Xildhibaanadan ayaa u ololaynaayay inay ...
Wednesday, July 24, 2019
-
Suldaanka Guud Ee Habar Jeclo Oo Ka Hadley Darajada C Ee La Siiyey Magaalada Caynaba
Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,ayaa ka hadlay Xeerka uu Golaha Wakiiladu ansixiyey, ee ku saabsan darajooyinka Degmooyinka, waxaanu tilmaamay inuu aad ula yaabay sababta keentay in Deg...
Wednesday, July 24, 2019
-
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Jabuuti
Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid kana mid ahayeen safiirka Somaliland ee Jabuuti , abaanduulaha Ciidanka qaranka Somaliland iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka ...
Wednesday, July 24, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Heshiis Laga Gaadho Doorashada Iyo Qaddiyada Komishanka Uu Ku Xidhay In Cirro Dalka Yimaado Goob Joog-na Noqdo
Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolás Berlanga Martinez, ee u kala dab qaadayay Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka, ayaa wuxuu madaxda mucaaradka ku wargeliyay in heshiis laga gaadho khilaafka doorashada iyo qaddiy...
Wednesday, July 24, 2019
-
Madaxweynaha Puntland Oo La Garnaqsaday Dawlada Federaalka Ah Iyo Qodobada uu Ku Andacoonaayo
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa la garnaqsaday dawlada federaalka ah ee soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa qodobada uu kula garnaqsaday dawlada federaalka ah ee soomaaliya oo ay shaacisay madaxt...
Tuesday, July 23, 2019
-
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Hargeysa Loogu Hanjabay
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Hargeysa Loogu Hanjabay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
« Previous Page — Next Page »