-
Xukuumadda Somaliland oo Sharraxday Asbaabaha loo Xidhay Xarunta HCTV
War ka soo baxay maanta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland oo ay werisay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa lagu sheegay in loo xidhay Isniintii Telefishanka HCTV, kadib markii uu ...
Tuesday, November 19, 2019
-
Somaliland iyo Riyo Raac Haday Noqoto Cabdirashiid Riyo Raacbaa Nagu Culus “Cismaan Buurmadaw”
Boqor Cismaan Boormadow oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka beesha Habarjeclo ayaa sheegay in aanu Cabdirashiid Riyoraac is casilayn haddii Somaliland ku kala tagayso.
Boqorka oo u warramay telefishanka Bulsho waxa uu wax aan la aq...
Tuesday, November 19, 2019
-
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Canbaaraysay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Iyo Suxufiyiinta
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo suxufiyiinta
Habeenkii Isniintu soo galaysay ee 17 November 2019, waxa Booliiska Somaliland xidheen laba hogaamiye oo ka tirsan xisbiga mu...
Monday, November 18, 2019
-
“Xabad iyo Kaare Ima Joojinayaan,”Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro”
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa cambaareeyay falka Mandheera loogu gudbiyay Xoghayihii iyo Afhayeenkii xisbiga.
Waxa kale oo uu sheegay in aanay xabad lagu rido iyo kaareyaal joojinayn.
” Xoghayaha ...
Monday, November 18, 2019
-
Xisbiga UCID Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Dalka Ka Taaggan
Xisbiga UCID Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Dalka Ka Taaggan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 18, 2019
-
Falanqaynta BBC: Sida Somaliland Maanta Wax Uga Dhaceen
Falanqaynta BBC: Sida Somaliland Maanta Wax Uga Dhaceen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 18, 2019
-
Jaamac Shabeel oo Muuse Biixi Xusuusiyay Dhaqanadday Kuwada Kici Jireen” Madaxwayne Sawtaynu Waxaynu Doono Samayn Jirnay”
Jaamac Shabeel oo Muuse Biixi Xusuusiyay Dhaqanadday Kuwada Kici Jireen" Madaxwayne Sawtaynu Waxaynu Doono Samayn Jirnay"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 18, 2019
-
” Madaxweyne Sawtaynu Shaanida Qarxin Jirnay Ee Buraha Geli Jirnay ” Muj Xassan Guure “
” Madaxweyne Sawtaynu Shaanida Qarxin Jirnay Ee Buraha Geli Jirnay ” Muj Xassan Guure "
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 18, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Xukuumaddu Kula Kacday
Qoraal uu Dr Cabdiraxmaan Cirro gudooomiyaha xisbiga Waddani soo dhiggay boggiisa Facebook ayuu ku cambaareeyay xadhigga madaxda Waddani.
“Umadda reer Somaliland waxa aan u xaqiijinayaa in goor dhaweyd sifo sharci darro ah ...
Sunday, November 17, 2019
-
Xoghayihii Xisbiga Waddani oo Xabsiga Loo Taxaabay
xukuumadda somaliland ayaa goor dhawayd xabsiga u taxaabtay xoghayihii guud ee xisbiga waddani kaas oo goor dhawayd ciidamadda boolisku xabsiga dhigeen
xadhiga xoghayaha ayaa ka dambeeyay isu soo bax xisbigu maalinta barri ...
Sunday, November 17, 2019
« Previous Page — Next Page »