Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo U Digtay Culimo Dood U Balansanayd
November 22, 2019 - Written by admin
Maalmihii u danbeeyay waxa si weyn loo hadal hayay dood cilmiyeed ay isu balansadeen qaar ka mid ah culimaa u diinka somaliland.
Dood cilmiyeedkan ay bulshaddu kala socotay baraha bulshadda ayaa waxa markii ugu horeysay ka hadashay Wasaaradda diinta iyo awqaafkta somaliland.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS