BALIGUBADLE MEDIA
Waa Lakala Adkaanayaa oo La Isku Joojin Maayo” Madaxwayne Biixi”
November 24, 2019 - Written by admin

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Ugu Horaysay Sheegay In Somaliland Gudaheeda Lagu Kala Adkaan Doono oo aan Mar Dambe La Isku Joojin Doonin

waa markii ugu horaysay ee madaxwayne somaliland ah hadal noocan ahi kasoo baxo madaxwayne biixi ayaa hadalkan ku yidhi ergo ku jirtay dhexdhexaadin oo dhawaan kula kulantay madaxtooyadda kuwaas oo fajacay Hadalka madaxwaynaha kasoo yeedhay

Si kastaba ha ahaatee waayo cida madaxwayne biixi sheegay ee la adlkaanayo iyo cida adkaanaysaa?

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS