-
Weriyaal Caddaalad Darro Uga Soo Cararay Hargeysa oo Muqdisho Ku Wajahaya Nolol Kale
Weriyaal Caddaalad Darro Uga Soo Cararay Hargeysa oo Muqdisho Ku Wajahaya Nolol Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 26, 2019
-
Qareen ka mid ahaa qareenadii difaacayey Kiiska ama Dacwadda Badda Soomaaliya oo shaqadii ka baxday
Mid ka mid ah qareennada hoggaaminya kiiska badda ee soomaaliya ay geysay maxkamadda cadaaladda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa ka baxday guddiga qareennad ee difaacayay doodad Soomaaliya, sida ay xaqiijisay dowladda.
Muna Sharmaan w...
Friday, October 25, 2019
-
Wasiirka Maaliyada oo Tafaasiil ka bixiyey Kulan uu la yeeshay Gudida Dhaqaalaha ee Barlamaanka Somaliland & Miisaniyada 2020
Wasiirka Maaliyada oo Tafaasiil ka bixiyey Kulan uu la yeeshay Gudida Dhaqaalaha ee Barlamaanka Somaliland & Miisaniyada 2020
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, October 25, 2019
-
Xubintii Madaxwayne Biixi Dafiray Inuu Ku Celiyay Guurtida oo Badka Soo Dhigay Cidda Celisay Iyo Sababaha Lagu Celiyay
Fowsi Faarax oo ah xubin la sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi diiday in uu ka mid noqdo Komishanka cusub kuna celiyay guddoomiyaha Guurtida ayaa waraysi siiyay wariye Cali Xaraare kana hadlay sidii loo celiyay i...
Friday, October 25, 2019
-
Somalia Oo Lacago Ka Heshay Shiidaal Ay Iib Gaysay
Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay muddo 30 sano ah dhaqaale ka heshay shidaalka iyo kheyraadka kale ee ku jira dalka.
Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka d...
Friday, October 25, 2019
-
Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan W/Q; Maxamed Cirro
Qaabka loo soo xulayo, loona magacaabayo xubnaha ka mid noqonaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahayba, waxa si cad loogu qeexay si cad loogu qeexay qodobbada 11-aad iyo 1...
Friday, October 25, 2019
-
Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi Oo Muwaadin u dhashay Somaliland Xoog iyo awood shaadh Ciidan Kaga Qaaday Hantidiisii &Dhacdo Dhab Ah Oo Qofkii ku dhacday Ka Waramayo
Wiil uu abti u yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo walaashii ay dhashay, ayaa muwaadin u dhashay Somaliland ku qabsaday Guri uu ku leeyahay magaalada Hargeysa.
Halkan ka Akhriso waraaqda iyo wiilka uu abtiga u yahay Muuse Bii...
Thursday, October 24, 2019
-
Dacwadii Djabouti Oo Wiiqday Dhaqaalihii DP World + Bangiyadii Oo Dayn Ku Aamini Waayay
Shikradda DP WORLD ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay in muranka iyo dacwaddii dhexmartay iyaga iyo dowladda Djibouti ee ku aadanaa maamulka Dekedda Doraaleh, ay taasi dhaawac gaarsiisay shirkadda, isla markaana ay ku adkaatay inay...
Thursday, October 24, 2019
-
Dahabshiil Group oo soo kordhiyey Ganacsi Casri ah iyo Shirkadda Caalamiga ah ee Samsung oo laga Furay Somaliland
shirkada Dahabshiil Group oo Mar Kale Ganacsi Casri ah Dalka Kusoo kordhisay kaasoo ah in shirkadda samsung ay markii ugu horaysay xarun cusub ku yeelanayso somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 24, 2019
-
Madaxtooyadda oo Si Lama Filaana Uga Jawaabtay Eedaymihii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani U Jeediyay Madaxwayne Biixi
Madaxtooyadda oo Si Lama Filaana Uga Jawaabtay Eedaymihii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani U Jeediyay Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/JROCuKX5fr8...
Wednesday, October 23, 2019
« Previous Page — Next Page »