-
Madaxweynaha Muuse Oo Saxeexay Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyayaasha Doorashooyinka
WAREEGTO MADAXWEYNE: 04 /11/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelin...
Wednesday, November 4, 2020
-
Degdeg Daawo:- Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan Tv
Degdeg Daawo:- Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan Tv
https://youtu.be/XfKy5jy05os
...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo La Filayo Inuu Isku-Shaandhayn Sal Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa(BGM) :– Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu dhawaan sameeyo Isku-shaandhayn, Xil ka qaadis iyo Magacaabis Sal ballaadhan.
Ma jiro War Rasmiya oo arrintan ku saabsan, balse Ilo-wareedyo aya...
Wednesday, November 4, 2020
-
“Madaxweyuhu Go’aanka Adag Ee Uu Ka Qaadatay Hay’adaha Qaramada Midoobay Wuu Ku Saxan Yahay….”
Hargeysa(BGM): – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilad, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku taageeray go’aankii uu ka qaatay Hay’adaha Qaramada Midoobay, waxaanu tilmaamay inuu Madaxweynuhu k...
Wednesday, November 4, 2020
-
Abiy Ahmed Oo Amray Howlgal Militari Oo Ka Dhan Ah Gobolka Tigray-Ga
Hageysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar buuxa ku siiyay ciidamada difaaca Qaranka ee ENDF in ay qaadaan howlgal ka dhan ah Ismaamulka Tigray-ga.
Abiy Ahmed ayaa ku eedeeyay Tigray-ga in ay is...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inuu Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada Xilli Ay Weli Tirinta Codadka Socoto
Hargeysa(BGM):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee weli ka socota dalka Maraykanka.
Madaxweyne Trump oo shir jaraa’id ku qabtay aqalka cad labadii h...
Wednesday, November 4, 2020
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Iyo Ku-Xigeenkiisa Koowaad Oo La Doortay
Hargeysa(BGM):-Waxaa soo dhamaatay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle iyadoo Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka.
Guddoomiyaha cusub ...
Wednesday, November 4, 2020
-
Xulka Gobolka Hawd oo 2 iyo 0 Ugu Awood Sheegtay Xulka Gobolka Maroodijeex
maanta waxa ciyaar xamaasad leh ku dhex martay xulalka goboladda hawd iyo maroodi jeex garoonka hargeysa stadium ee magaaladda hargeysa
ciyaartan oo ahayd mid xamaasadeedu sarayso islamarkaana ay taageerayaasha labadda gobolba ...
Monday, November 2, 2020
-
Suldaan Fashiliyay Taariikho Beena oo La Faafinayo oo Ku Saabsan Halgankii
Suldaan Fashiliyay Taariikho Beena oo La Faafinayo oo Ku Saabsan Halgankii
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 2, 2020
-
Cabdi Shootali oo Falanqeeyay Darajadda Madaxwayne Biixi Ku Taxay Wiilkiisa
Cabdi Shootali oo Falanqeeyay Darajadda Madaxwayne Biixi Ku Taxay Wiilkiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 2, 2020
« Previous Page — Next Page »