-
Turkiga Oo Bixiyay Qeyb Ka Mid Ah Deynta Soomaaliya Ay Ku Leedahay IMF
Hargeysa(BGM):- Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay horaantii sanadkan si looga cafiyo deyma...
Friday, November 6, 2020
-
Somaliland Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Baabuurta Dukhaanka (Vitizta) Iyo Baabuurta Gurran
Hargeysa(BGM):- Shirkii golaha wasiirada Somaliland ee maanta ayaa waxa go’aamo laga soo saray baabuurta vitizta ama somalilandu u taqaano tukhaanka.
Waxa kale oo iyana laga mamnuucay in ay dalka ka soo dagan baabuurta gurr...
Thursday, November 5, 2020
-
“Siyaasiyiinta Reer Somaliland Waa Ka Mamnuuc Inay U Hanqal Taagan Soomaaliya..”
Hargeysa(BGM): – Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ee ay ka mi...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxweynaha Taiwan Oo Sheegtay In Xidhiidhka Somaliland Iyo Ka Dalkeedu Midho-Dhalayo
Hargeysa(BGM): – Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa ka hadashay xidhiidhka Saaxiibtinimo iyo Diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo dalkeeda Taiwan.
Madaxweyne Tsai Ing-wen oo daba socota kulan uu Madaxweynaha Somaliland M...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay(Sawirro)
Hargeysa(BGM):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylic ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib muddo laba iyo labaatan maalimood uu ku maqnaa dalka imraadka carabta
“Kadib socdaal ...
Thursday, November 5, 2020
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Doorashada Mareykanka
Hargeysa(BGM):- Joe Biden oo ah musharaxa Xisbiga dimuqraadiga ayaa aamisan in uu guuleystay inkastoo wali guud ahaan marka la eego dalka Mareykanka ay socto tirinta codadka la dhiibtay.
Dimuqraadiga ayaa sheegay in doorashadan...
Thursday, November 5, 2020
-
Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xadiriyey Wareega 8aad Ee Koobka Gobolada Somaliland
Hargeysa(BGM):- Xulka gobolka hawd ayaa maanta ciyaartisi saddexda guul ka gaadhay xulka gobolka saarar.
Ciyaartan ayaa ku soo dhamaatay 1gool iyo waxba waxana guushu raacday xulka gobolka hawd
Xulka gobolka hawd ayaa ...
Thursday, November 5, 2020
-
Dowladda Itoobiya Oo Xaalad Degdeg Ah Ku Soo Rogtay Gobolka Ismaamulka Tigray-Ga
Hargeysa(BGM):- Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra'iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in ay talaabo mala...
Thursday, November 5, 2020
-
Muuse Biixi Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Soo Celinta Wada Shaqaynta Labada Dhinac
Hargeysa(BGM):- Qaramada Midoobay iyo maamulka Somaliland ayaa bilaabay wada xaajood ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN iyo hay'adaheeda inay si gooni gooni ah ula macaamilaan Somaliland.
Ilo-wareedyadu waxay xaqii...
Thursday, November 5, 2020
-
Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Soo Horjeestay Guddiga Doorashada Heer Federaal
Hargeysa(BGM):- Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya
...
Thursday, November 5, 2020
« Previous Page — Next Page »