|
wararka
-
Golaha Shacabka Oo La Hogeynayo Maanta Warbixin Ku Saabsan COVID-19
Hargeysa(BGM):-Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta lagu wadda in la horgeeyo warbixin la xiriirta saameynta cudurka COVID-19 oo ah cudur guud ahaan marka la eego dunida dhibaato ba’an ku haya,
...
Saturday, November 7, 2020
-
Ayax Tiro Badan Oo Ku Habsaday Gobolka Shabeellaha Hoose
Hargeysa(BGM):- Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe uu faraba'an ku hayay Ayaxa ayaa hadana waxa uu Ayax aad u tiro badan gaaray gobolka Sh/hoose kaasoo ku habsaday dhul beereed fara badan oo ku yaala gobo...
Saturday, November 7, 2020
-
Wararkii Ugu Dambeyay Doorashada Dalka Mareykanka Iyo Rajadda Joe Biden Oo Sii Kordheysa
Hargeysa(BGM):- Rajadda Joe Biden uu ka qabo inuu ku guuleysto doorashada Madaxweynaha dalka mareykanka ayaa sii kordheysa.
Joe Biden ayaa aad ugu sii dhawaanaya guusha Madaxtinimada Mareykanka waxuuna hadda heysta codad ga...
Saturday, November 7, 2020
-
’’ Guddiyada Ay Dowladda Soo Magacwaaday Intooda Badan Waxaa Laga Soo Xulay Madaxtooyada Iyo NISA”Cabdi Xaanshi
Hargeysa(BGM):- Guddoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa Qoraal uu soo saaray ku sheegay in guddiyada ay dowladda u saartay doorashada aan marnaba lagu kalsoonaan karin.
Cabdi Xaanshi ayaa sheegay in g...
Saturday, November 7, 2020
-
“Nebigeena Muxamed (CSW) Waxaa Inagu Waajib Ah Inaynu Af & Adinba Ugu Dagalaano” Cod-Yare
Hargeysa (BGM): – Siyaasi Xasan Xuseen Maxamed (Cod-yare), oo ka mid ah Masuuliyiinta sare ee Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa ku baaqay in af iyo adinba loogu hiiliyo Nebi Muxamed (N.N.K.H), waxaanu xusay in ALLE karamaayey ...
Friday, November 6, 2020
-
Raysal-Wasaare Abiye Axmed Oo Madaxweynaha Puntland Ka Codsaday Inuu Doorashada Taageero Farmaajo Iyo Deni Oo Ka Diiday
Hargeysa(BGM): – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Daney ayaa la sheegay inuu ka diiday Raysalwasaaraha Itobiya inuu doorashada soo socota ee Soomaaliya taageero Madaxweynaha wakhtigan ee Soomaaliya Maxamed Cabdi...
Friday, November 6, 2020
-
Uganda Oo Qeyb Ka Mid Ah Ciidamadeeda Kala Baxday Soomaaliya
Hargeysa(BGM):-Dowladda Uganda ayaa kala baxday Soomaaliya qeyb ka mid ah ciidamadooda ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM.
Ciidamadan oo gaaray dalka Uganda ayaa tiradooda lagu sheegay 2,100, iyadoo munaasabad so...
Friday, November 6, 2020
-
Itoobiya Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Ka Qarxo Dagaal Sokeeye
Hargeysa(BGM):- Xiisada u dhaxeysa Xukuumadda Dhexe ee Itoobiya iyo ismaamulka Tigray-ga ayaa u muuqata mid cirka isku shareertay, iyadoo hadda laga cabsi qabo in ay Itoobiya gasho dagaal sokeeye.
Xiisadan ayaa ka dhalatay ...
Friday, November 6, 2020
-
Doorashada Natiijadeedu Ay Mara-Ku-Dhagta Noqotay Ee Mareykanka
Hargeysa(BGM):- Wali waxaa ka socdo qaar ka mid ah gobollada Mareykanka tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee 3-dii bishaan November, ka dhacday Ameerika. Taasoo ay ku loolamayaan madaxweynaha mudo xileedkiisu uu dhammaaday Do...
Friday, November 6, 2020
-
Itoobiya Oo U Ciidan Urursanaysa Dagaalka Tigray
Hargeysa(BGM):- Ciidanka federaalka Itoobiya ayaa dalka oo dhan ka ururinaya askar iyadoo uu sii socdo dagaalka ay xukuumadda Abiy Axmed kula jiro xooggaga gobolka Tigray.
Taliye kuxigeenka ciidamada Itoobiya, Jeneral Berha...
Friday, November 6, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|