-
’’ Guddoomiyaha Aqalka Sare Wuxuu U Muuqdaa Hoggaamiye Mucaarad Ah” Mahad Guulleed
Hargeysa(BGM):- Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladdu magacaaw...
Sunday, November 8, 2020
-
Deg Deg:- Joe Biden Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada Dalka Maraykanka
Hargeysa(BGM):- Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee loo baahnaa inuu guule...
Saturday, November 7, 2020
-
Wargeys Warbixin Ka Qoray Maalgelinta Trafigura Ku Samaynayso Somaliland
Hargeysa(BGM): – Wargeyska African business magazine ayaa War-bixin dheer ka qoray Shirkadda Trafigura oo Xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay inay Somaliland u soo waarido Shidaalka isla-markaana Ballaadhin ku samayso Haam...
Saturday, November 7, 2020
-
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo War Adag Ka Soo Saaray Guddiyada Doorashooyinka
Hargeysa(BGM):-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa saluug ka muujiyay Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa qoraal uu soo ...
Saturday, November 7, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Amray In La Joojiyo Baabuurta Vits Iyo Madaxweynaha Tanzania Oo Wasiiradiisa Ku Amray Inay Isticmaalaan Baabuurtan Ay Somaliland Mamnuucayso
Hargeysa(BGM):-Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn bulshada.
Shirkii golaha wasiirada ee khamiistii oo uu...
Saturday, November 7, 2020
-
Shariif Sheekh Axmed Oo Maanta U Ambabaxay Dalka Jabuuti
Hargeysa(BGM):- Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti.
Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa la fillayaa in uu dalkaasi kula kulmo Madaxd...
Saturday, November 7, 2020
-
Daawo:- Xisbiga Waddani Ayaa Ku Hanjabay Inay Bulshada La.Wadagayaan Sawirada Ninkii U Hanjabay Afhayeenka Xisbiga
Daawo:- Xisbiga Waddani Ayaa Ku Hanjabay Inay Bulshada La.Wadagayaan Sawirada Ninkii U Hanjabay Afhayeenka Xisbiga
https://youtu.be/GKRZ1H4fQ48
...
Saturday, November 7, 2020
-
Daawo:- Madax Dhaqameed Gobolka Maroodi Jeex Oo Cabareeyay Salaadiin Ku Sugan Muqdisho
Daawo:- Madax Dhaqameed Gobolka Maroodi Jeex Oo Cabareeyay Salaadiin Ku Sugan Muqdisho
https://youtu.be/Qu-495zLoJw
...
Saturday, November 7, 2020
-
Midowga Yurub Oo Ku Deeqay €17.2 Milyan Oo Loogu Taageerayo Nidaamyada Caafimaadka Ee Soomaaliya, Suudaan Iyo Koonfurta Suudaan
Hargeysa(BGM):- Midowga Yurub ayaa ogolaaday inuu bixiyo 17.2 milyan oo Yuuro ah oo lagu taageerayo wadamada Soomaaliya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.
Taageeradan dhaqaale ayaa loogu talo galay wax ka qabashada xaaladdaha ca...
Saturday, November 7, 2020
-
“Duqaynta Cirku Way Soconaysaa Ilaa Lawiiqayo Awoodda Ciidan Ee TPLF” R/W Abiy Ahmed
Hargeysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa maalinimadii shalay mar uu shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa sheegay in duqaynta cirka ee ay fulinayaan Ciidamada cirku ay soconayso ilaa la wiiqayo awoodda ciidan ee TPLF.
...
Saturday, November 7, 2020
« Previous Page — Next Page »