-
James Swan Oo Warbixin Ka Siinaya Golaha Amaanka Doorashooyinka Soomaaliya Iyo Xaalada Amaanka
Hargeysa(BGM):- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladaha amniga iyo siyaasadda Soomaaliya, siin doona Golaha Amniga ee ku sugan magaal...
Monday, November 23, 2020
-
” Waxey Aheyd Arin Adag Soo Celinta Maamulka Hawadda Soomaaliya”Madaxweyne Farmaajo
Hargeysa(BGM):- Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay mas'uuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta maamulka hawada dalkeenna ayaa adkeeyay...
Monday, November 23, 2020
-
Daawo:- Bulshada Xafada Qaalax Ee Hargeysa Oo Ku Baaqay In Maayir Cidin Loo Keeno
Daawo:- Bulshada Xafada Oo Ku Baaqay In Maayir Cidin Loo Keeno
https://youtu.be/5MIShfQ0C1U
...
Sunday, November 22, 2020
-
Somaliland Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Nin Loo Haystay Inuu Kufsi Iyo Dil Ka Geystay Burco
Hargeysa(BGM):-Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Sakariye Cabdi Yuusuf, oo la sheegay in lagu helay dambi ah in uu Kufsi iyo dil u gaystay Marxuumad Ugbaad Cali Cabdilaahi, oo ahayd gabadh Dhallin...
Sunday, November 22, 2020
-
” Safarkeyga Baydhabo Waa Mid Shaqo Oo Ka Mid Ah Qorshaha Xukuumadda” Ra’iisal Wasaare Rooble”
Hargeysa(BGM):- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed.
Safarka Ra’...
Sunday, November 22, 2020
-
Akhriso Xog Rasmi Ah Oo Ku Saabsaan Mashruuc Qarsoodi Ah Oo Madaxwaynaha Somaliland Uu Ka Dhagax Dhigay Magaalada Gabiley
Hargeysa(BGM):- 12-kii bishii hore ee October ee Sanadkan ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi lagu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley isagoo Madaxweynuhu ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku jooga...
Saturday, November 21, 2020
-
Guddoomiye Cabdi Xaanshi Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi
Hargeysa(BGM):- Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhankiisa soo magacaabay Siddeed xubnood oo ah guddiga doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi [ Soomaliland]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa hore Madaxweyn...
Saturday, November 21, 2020
-
Shir Muqdisho Uga Furmay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Doorashada 2021ka
Hargeysa(BGM):- Labo iyo Toban musharax oo garabka mucaaradka ah ayaa goor dhaw waxaa uu shir uga furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay uga arrinsanayaan doorashada dalka ee sanadkan 2020-21.
Musharixiintan ay...
Saturday, November 21, 2020
-
Daawo:- Murshax Maxamed Cali Muuse Oo Ka Hadalay Xaalada Xafada Qaalax
Daawo:- Murshax Maxamed Cali Muuse Oo Ka Hadalay Xaalada Xafada Qaalax
https://youtu.be/7GoKi9rU95I
...
Saturday, November 21, 2020
-
Daawo:-Murashaxiin Ugu Baaqayg Bulshada Gobolka Maroodi Jeex In Ay Qaatan Kadhka Codeynta
Daawo:-Murashaxiin Ugu Baaqayg Bulshada Gobolka Maroodi Jeex In Ay Qaatan Kadhka Codeynta
https://youtu.be/2UilflJkd70
...
Saturday, November 21, 2020
« Previous Page — Next Page »