BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland Horumar Balaadhan Ka Samaysay Dhinaca Cilaaqaadka Caalamiga ah Mudadii Madaxwayne Biixi Kursiga Joogay
January 1, 2021 - Written by admin

Xukuumadda Somaliland ayaa talaabo Dhinaca cilaaqaadka ah samaysay mudadii uu xilka hayay Madaxwayne biixi

Warbaahinta Caalamka ayaa aad u qaadaa dhigtay safaradii Madaxwayne biixi ku Tagay waddamadda kenya iyo Jabuuti iyagoo ku macneeyay in Somaliland talaabo horleh ka Samaysay Dhinaca diplomaasiyadda afrika Iyo Caalamka

Bilawgii muddo xileedka Madaxwayne biixi ayaa Madaxwaynuhu safar ku tagay Waddanka ginni kaasoo keenay in Dawladda Somaliya Xidhiidhka u jarto dalka ginni.

Dhawaan Waxa Somaliland Safar Ku Yimi Wasiirka khaarajiga Waddanka malawi

Si kastaba ha ahaatee Waxa aynu isha ku hayn doonaa halka ay ku dambeeyaan talaabooyinka Dhinaca diplomaasiyadda ah ee ay samaysay Xukuumadda Madaxwayne biixi.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS