-
Daawo:- Mamulka Kulmiye Maanta Jooga Way Siyasadaynayan Ciyaarta Hawd Iyo Daadmadheedh Xisbiga Waddani
Daawo:- Mamulka Kulmiye Maanta Jooga Way Siyasadaynayan Ciyaarta Hawd Iyo Daadmadheedh Xisbiga Waddani
https://youtu.be/v0UGCGj29D0
...
Thursday, November 12, 2020
-
Qiimaha Tigidhka Gelitaanka Afar Dhamaadka Ciyaaraha Gobalada Ee Garoonka Hargeysa Stadium Ayaa La Kordhiyay
Hargeysa(BGM):- Qiimaha Tigidhka gelitaanka Afar dhamaadka Ciyaaraha Gobalada ee Garoonka Hargeysa Stadium ayaa la kordhiyay.
Iyada maalinta bariyana ay wada ciyaarayan gobolada hawd iyo daadmadheedh oo maraya wareega Afar dham...
Thursday, November 12, 2020
-
Shirkadda Samaysa Websiteyadda ee Ileys oo Shabakad Casri Ah U Samaysay Xisbiga Waddani + Xoghayaha Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay.
Shirkadda Samaysa Websiteyadda ee Ileys oo Shabakad Casri Ah U Samaysay Xisbiga Waddani + Xoghayaha Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay.
https://youtu.be/BRJTJna-fHk...
Wednesday, November 11, 2020
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka Gobolka Tigrayga Ee Dalka Itoobiya
Hargeysa(BGM):- Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay ku dishay dagaalka ka soconaya Ismaamulka Tigrayga ee Waqooyiga dalkaasi 550 xubnood oo ka tirsan xoogga u dagaalamaya TPLF.
Guud ahaan dagaalkan ayaa lagu waramayaa in ...
Wednesday, November 11, 2020
-
Warbixin:- Qaabkii Loo Musuqay Mashruucii Laydhka Garoonka Hargaysa Stadium.
Hargeysa(BGM):- Sanadkii Hore Bilowgii Sii Ayay Ahayd Markii Aanu Ku Baraarugnay Inay Jirto Baahi Dhanka Laydhka Ah Si Habeenkii Loogu Ciyaaro Hargeisa Stadium.
Isla Waqtigaasi Ayaannu Ka Hawlgalnay Sidii Aanu Garoonka Ha...
Wednesday, November 11, 2020
-
Ayax Fara Badan Oo Duulaan Ku Ah Dhul Daaqsimeedka Loo Dalxiis Tago Ee Degmada Dayniile
Hargeysa(BGM):- Duleedka caasimada Soomaaliya, Muqdisho, waxaa hareeyay Ayax farabadan oo ay masuuliyiintu ka baqayaan inay waxyeeleeyaan dhirta oo kadibna saameyn ku yeelan karta dalxiiska.
Ayaxa ayaa yimid Sabtidii bannaank...
Wednesday, November 11, 2020
-
“Waa In Dib Loo Mideeyo Qoyska Kala Maqan Oo Dib Loosoo Celiyo Nidaamkeennii Socdaalka” Ilhan Cumar
Hargeysa(BGM):- Ilhan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa sheegtay in loo baahan yahay in dib loo mideeyo qoyssaska kala maqan islamarkaana dib loosoo celiyo nidaamkii socdaalka dalka Maraykanka.
Maamulkii...
Wednesday, November 11, 2020
-
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
https://youtu.be/ZT-WfMZMFhc
...
Wednesday, November 11, 2020
-
” Maxey Ku Kala Duwan Yihiin Guddiyadii Doorashada 2016ka Iyo Kan 2020ka, Kalsooni Darro Ayaa Muuqata” Mahdi Guulleed
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Soomaaliya ayaa arin u muuqata kalsooni darro iyo quus ku tilmaamatay war-murtiyeedkii ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada madaxweyne ee doorashada 2020-21ka.
Ra’iisal w...
Wednesday, November 11, 2020
-
‘’ Dalku Wuxuu Halis U Yahay Dagaal Ka Dhasha Habka Loo Maareynayo Doorashada” Pro Cabdi Ismaaciil Samatar
Hargeysa(BGM):- Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare wax ka dhiga Jaamac ku taala gobolka Minnesota ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan guddiyada Dowladda Soomaaliya ay u saartay doorashada 2020-21.
Prof Samatar ay...
Wednesday, November 11, 2020
« Previous Page — Next Page »