|
wararka
-
Doorka Cashuurtu Ka Qaadatay Qabsoomida Doorashooyinka.
Doorka Cashuurtu Ka Qaadatay Qabsoomida Doorashooyinka
https://youtu.be/UrlxAfyjD7E...
Wednesday, June 30, 2021
-
4 arrimood Oo Ka Dhalan Kara Soo Laabashada Jabhadda Tigreega.
Dagaalka Ethiopia saaka socda iyo arrimaha dhici kara
Possible Scenario
1. In Ciidanka TPLF ay kusoo durkaan dhinaca magaalada Addis Ababa, taas macheheeda yahay in tariikhii 1991 dib usoo noqotay, inkstoo ay xulafadii EPRDF I...
Tuesday, June 29, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Qabtay Ururka Xeeldheerayaasha Caafimaadka Ee SAHA.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander American Health Association) oo ay ku midoobeen muwaadiniinta reer Somaliland ee ku x...
Tuesday, June 29, 2021
-
Xildibaan Cumar Jaamac Oo U Sharaxan Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Oo Fariin U Diray Madaxwayne Biixi.
Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax oo ka mid ah Mudaneyaasha cusub ee Golaha Wakiillada, isla markaana ah Xubinta Isbahaysiga Mucaaradku u qorsheeyeen inuu noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada, ayaa rejo ka muujiy...
Tuesday, June 29, 2021
-
Golaha Wakiiladda Ee Cusub Wax Ka Beddel Maku Samayn Karaan Xeerka Furista Ururadda Ee Golaha Guurtidu Ansixiyay?
Marshuca sharci ee labada gole ee Baarlamaanku isku raacaan, waxa Madaxwyanaha uu awood u leeyahay:
1. Inuu saxeexo oo ku soo saaro Faafinta Rasmiga ah 21 maalmood gudohood. Waxa uu dhaqangal noqonayaa 30 maalmood kadib.
2. ...
Sunday, June 27, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Fariin U Diray Madaxwayne Biixi.
"Madaxweynaha Waxaan Leeyahay 30 Xildhibaan Ayaad Heshay Iimaanso, Labadii Xisbi Ee Kale Ayaa Helay 52 Xildhibaan, Shir-gudoonka Isbahaysiga Leh Xumaanna Maaha, Ee Waa Isku Dheeli-tirka Dhadhaarada Qaranka"
"Madaxweyne Jooji Sh...
Sunday, June 27, 2021
-
Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Furista Ururadda Siyaasadda.
Golaha Guurtida Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Nidaamka Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka
Golaha waxa fadhiyay 52 Xildhibaan waxa ogolaaday 48 Xildhibaan waxa diiday 2 Xildhibaan wa...
Sunday, June 27, 2021
-
Munaasibada Lagu Xusayay Markii Somaliland Madaxbanaanida Ka Qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska 26 June Oo Lagu Qabtay Madaxtooyadda
Xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa caawa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 61-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyad...
Saturday, June 26, 2021
-
Toos U Daawo Munaasibadda Xuska Sanadguuradii 61-aad Ee Kasoo Wareegtay Markii Somaliland Ingiriiska Ka Qaadatay Xornimadda
Toos U Daawo Munaasibadda Xuska Sanadguuradii 61-aad Ee Kasoo Wareegtay Markii Somaliland Ingiriiska Ka Qaadatay Xornimadda
https://youtu.be/B79quurFz84...
Friday, June 25, 2021
-
Xuska Sanadguuradii 61-aad Ee Kasoo Wareegtay Maalintii Somaliland Xoriyadda Qaadatay Caawa Lagu Qabanayo Madaxtooyadda.
Xuska Sannad guuradda 61-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska 26 June 1960-kii, ayaa caawa ka qabsoomaysa xarunta Madaxtooyada Somaliland, halkaas oo ay ka bi...
Friday, June 25, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|