Xukuumadda Oo Gacanta Ku Dhigtay Rag U Dhashay Waddanka Nigeria
September 8, 2021 - Written by Ahmed ALI
Ciidanka Socdaalka JSL, ayaa ku soo bandhigay Xaruntooda Hargeysa, Dad u dhashay waddanka Neyjeeriya iyo hal qof oo Somali ah, kuwaas oo ku hawlanaa samayn lacago foojari oo ay doonayeen inay ku khalkhal galiyaan dhaqaalaha Wadanka.
Taliyaha Ciidanka Socdaalka Sareeye Guuto Maxamed Calin (Dayib) ayaa hawl gal ay sameeyeen waxay ku soo qabqabteen islamarkaana kusoo bandhigeen Eedaysanayaashii iyo agabkii kale ee ay faldambiyeedka ku galeen.
Nimankan oo saaka Lagu soo bandhigay Taliska Ciidanka Socdaalka.
Sidoo kale waxa lagu qabtay Aqoonsiyo been abuur ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS