|
wararka
-
Xisbiga KULMIYE oo Guud ahaan Liisaska Musharaxiintiisa Golaha Wakiillada ee Gobollada Dalka ku Wareejiyey Komishanka Doorashooyinka.
Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa ku wareejiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka guud ahaan liisaska murrashaxiintiisa uga tartami doona gobollada dalka doorashada Golaha Wakiillada oo qayb ka ah doorashad...
Tuesday, March 30, 2021
-
Murashaxiinta Xisbiga Waddani Ee Doorashada Madaxtooyadda Iyo Kala Duwanaanshaha Sannadeed Ee 2016-kii & 2021-ka.
Murashaxiinta Xisbiga Waddani Ee Doorashada Madaxtooyadda Iyo Kala Duwanaanshaha Sannadeed Ee 2016-kii & 2021-ka.
Murashaxiinta Xisbiga Waddani Ee Doorashada Madaxtooyadda Iyo Kala Duwanaanshaha Sannadeed Ee 2016-kii &a...
Tuesday, March 30, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Soo Saaray Liiska Murrashaxiinta Xisbiga ee Gobolka Sool.
Liiska Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool. Liiskan, ayaa waxa hoggaaminaya Murrashax Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo hore u shaaciyey inuu u tartami doono Guddoomiyaha Golaha Wakiillada
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 30, 2021
-
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dawladda.
Agaasimeyaasha Guud ee Xilka laga qaadaa, haddii aan xil gudasho la'aan iyo dembi uu galay aan lagu eryin, Mushaharkiisa iyo kala badh Gunnadii uu qaadan jiray, ayuu qaadanayaa, Waxaanu noqonayaa Shaqaale u wareega Hay'adda Shaqaa...
Tuesday, March 30, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Gaadiidka Iyo Hawl-wadeennada Wacyigelinta Kaadh-qaadashada 3-da Gobol, Iyo Fariinta Xisbiyada.
Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorama ka kala diray Gaadiidka iyo Hawl-wadeennada wacyigelinta qaadashada kaadhka codbixinta oo qaybintiisu gobolladaas ka bilaabmi doonto ...
Monday, March 29, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Xilliga Ay Kaadh-qaadashadu Ka Bilaabmeyso Gobolada Togdheer, Awdal iyo Maroodi-jeex.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Md. Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac),ayaa maanta shaaciyay wakhtiga ay bilaabmayso kaadh qaadashada Saddexda Gobol, isla markaana waxa uu fariin u direy bulsho-weynta reer Somai...
Monday, March 29, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Bayaamiyay Wakhtiga Kama Dambaysta ah ee Qabashadda Araajida Musharaxiinta Madaxwaynaha Iyo Ku Xigeenka.
Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in ay berri u dambayso qabashada Araajida Murrashaxiinta Jagada Madaxweynaha iyo Ku xigeenka ee Xisbigaas.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo farriin u diray Xubnaha Golaha dhexe e...
Sunday, March 28, 2021
-
Sidee Ayay Telefishanadu Ugu Tartami Karaan Inay Hantaan Daawadayaal Badan oo Ku Xidhan Wararka Telefishankooda.
Sidee ayey Telefishannadu ugu tartami karaan in ay hantaan Dawadayaal badan oo ku xidhan wararka TV-gooda.
Somaliland iyo Somalida kaleba, waxa ku sii kordhaya warbaahinta la iska arko (Telefishannada), inkasta oo korodhka ...
Sunday, March 28, 2021
-
Daaawo Xafladii La Isku Arkay Xalay ee Haween Waynaha Beesha Axmed Cabdalle Taageeradda Ugu Muujiyeen Musharaxa Golaha Deegaanka Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iman Warsame.
Daaawo Xafladii La Isku Arkay Xalay ee Haween Waynaha Beesha Axmed Cabdalle Taageeradda Ugu Muujiyeen Musharaxa Golaha Deegaanka Hargeysa Eng Cabdiqaadir Iman Warsame.
https://youtu.be/oMJeIXOTfUY...
Sunday, March 28, 2021
-
Waddamadda Jabuuti Iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Milatariga Ah.
Waddamadda Jabuuti Iyo Talyaaniga oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Milatariga Ah.
https://youtu.be/AhwWW8z2tmo...
Saturday, March 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|