-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Xidhiidhka Itoobiya Iyo Somaliland, Qaramada Midoobayna Ugu Baaqay Inay Aqoonsato Qadiyada Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay siyaabaha loola dagaalami karo argagixisada iyo weliba aragtidiisa xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya. Wuxuu kaloo Qaramada Midoobay ugu baaqay inay aqoon...
Wednesday, December 27, 2017
-
Siyaasi Reer Somaliland ah oo Eedeeymo Ku Hurgufay Kornayl Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa (Daawo)
Siyaasi Reer Somaliland ah oo Eedeeyay Xukuumada Muuse Biixi Cabdi, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, December 26, 2017
-
Madaxweyne Farmaajo oo amray in saraakiisha dhalinyarada ah loo magacaabo hogaanka ciidamada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka.
Ta...
Tuesday, December 26, 2017
-
Gudoomihihii Hore Ee Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Soonyo Oo Ku Dhaliilay Dalada Soonyo In Ay Ka Gaabisay Shaqadeedii Ay Dhalinta U Haysay
Gudoomihihii Hore Ee Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Soonyo Oo Ku Dhaliilay Dalada Soonyo In Ay Ka Gaabisay Shaqadeedii Ay Dhalinta U Haysay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 26, 2017
-
Fannaanad caan ah oo loogu baaqay in aysan bandhig faneed ku qaban Israa’iil
Lorde oo ah gabadh fannaanad ah ayaa sheegtay in laga yaabo in ay baajiso bandhig faneed ay ku qaban lahayd magaalada Tel Aviv ee dalka Israa'iil ka dib markii ay akhriday waraaq furan oo taageereyaasheeda ay u soo qoreen.
Wara...
Tuesday, December 26, 2017
-
Siyaasiyiin Digniino Culculus ku ganay Xukumada Kornayl Muuse Biixi
Siyaasiyiin Digniino Culculus ku ganay Xukumada Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 26, 2017
-
Markabka dagaalka Ruushka oo lagu arkay meel u dhow UK
Markabka dagaalka Britain ayaa dabagalay mid uu leeyahay Ruushka oo lagu arkay badda Waqooyiga UK, intii lagu gudajiray xilliga fasaxa ciidda masiixiyadda, sida ay shaaciyeen ciidammada badda ee boqortooyada.
Markabka dagaal ...
Tuesday, December 26, 2017
-
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi oo Waraysigiisi Ugu Horeeyay Siiyay Telefeeshinka Itoobiya
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi oo Waraysigiisi Ugu Horeeyay Siiyay Telefeeshinka Itoobiya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 26, 2017
-
Xukuumadda Somaliland Oo La Sheegay In Ay Hakisay Saldhiggii Milateri Ee Imaaraadku Berbera Ka Waday –
Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ay hakisay hawlaha saldhiga Military ee dawlada Imaraadka Carabtu ka dhisaneysay magaalada Berbera .Ma jiro war rasmi ah oo dawalada Somaliland ay ka soo saartey arintan , lakiin ilo xog oga...
Tuesday, December 26, 2017
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Furitaanka Dastuurka.
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta Ka Hadlay sida uu u arko Furitaanka Dastuurka somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, December 25, 2017
« Previous Page — Next Page »