|
Maxa Cusub
-
Rabitaanka Muuse Biixi Iyo Rajada Shacabka Kee Rumoobi
Madaxweyne muuse waraaq ayuu u gudbiyay dhawaan golaha guurtida oo u jeedadeedu ahayd ina golaha shacabka mudo kordhin loo sameeyo wuxuuna ka reeba mudo kordhintii golayaasha degaanka garasho daro umuu kala reebine wuxuu u kala re...
Thursday, January 17, 2019
-
Ismariwaaga Md. Muse Biixi Iyo Xisbiga Wadani Waa Waxyeelo Dhaqaale.
Wadanku wuxuu kasoo baxay Doorashadii ugu xumayd ugu xannafta badnayd oo wadankii qabyaalad baas cabsiiyey tiiyoo wadanku xilligii Xukuumaddii uu ka Xanuunsaday madaxweyne Siilaanyo dantii guud la HALALOOBIYEY ON DAMBIGA LA WADA S...
Wednesday, January 16, 2019
-
XAQ DARO CIDII KA HADASHAA, XEELAD KALE WEEYOO, XAMAR BAA KA DAMBAYSA !!!
Somaliland intii aan garanayoba waxa cambaar iyo wax siyaasada la isaga saaro noqotay xamar buu u socdaa, xamar baa ka dambaysa , Somalia ayuu doonayaa iyo somalia ayaa ka dambaysa.
Kama korno oo kama ilbaxno in maalinba da...
Wednesday, January 16, 2019
-
Kulmiye haduu Dhan ka Rari jiray maanta CiD qudhuu u wada Raray!
Ilaa wakhtigii ugu horaysay Jamhuuriyada Somaliland in talada dalka ay qabtaan xisbiga Kulmiye Waxa ay ku dhaqaaqeed oo ku kaceen wax kasoo horjeeda dumuqraadiyada, wax wada lahaanshaha, cadaalada iyo diinta.
Maxaa yeelay W...
Wednesday, January 16, 2019
-
DADWAYNOOW KA GARNAQA IDINKU: XAAJADA MURUGSAN EE XISBIYADA SOMALILAND ISKU HAYAAN WAA SIDAN.
Waxaad moodaa in Somaliland loo qadimay siyaasad-wanaagii iyo kala dambayntii. Waxaad moodaa in labadaa qodob (Siyaadad-Wanaagii iyo Kala-dambayntii) meesha ay ka saareen: Tabashooyin iyo Mindi-mindi ku taag.
Waxaad la yaabaysa...
Wednesday, January 16, 2019
-
Tuugnimada Iyo Kamaradaha (CCTV)- Qalinka: Cali Cabdi Coomay
Kamaradaha casriga ah ee duuba muuqaalka ee lagu rakibo gudaha iyo dibada meheradaha, hudheelada iyo goobaha kale ee bushadu isugu timaado ee caasimada Hargaysa ayaa ah kuwa aanay inta badan ogayn bulshadu. Kamaradaha qaarkood wax...
Wednesday, January 16, 2019
-
Haliska Caafimaad ee ay Leeyihiin Dawooyinka Cosmetics-ka
Essentials all European
product supplier
daawooyinka cosmatics ee dalka dibada uga yimaada oo aan lahayn tayo fiican
iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan hayada
dhawrista ee aduunka under Who ...
Tuesday, January 15, 2019
-
Beentii Way Soo Dhamaatay, Somaliland Noqon Meyso Kaadh La Xoqdo ! –
indhaha iyo dhagaha bulshada reer somaliland muddo 28 ah, waxaa daashaday eraygaa somaliland diid ama loola jeedo dad siyaasada iyo doonista laysku hayo, siiba dad gaar ah, oo marka la arko in ay sidii siyaad bare kacaankii ka dhe...
Monday, January 14, 2019
-
Buuqa Nimco Yaasin Maxaa Lagu Hoos Qarinayaa? By Amir Bidde –
Qofka iyo qoyskiisa uu yahay ama uu ka dhashay amaba soo korsaday waa arrimo shakhsiyeed wax dadka kale khuseeya maaha. Ilmo yar haddii lagu murmo waaba la isku dacwayn oo odayaal wayba soo dhexgeli laakiin qof wayni reerku yahay,...
Monday, January 14, 2019
-
Faysal Waa Telifoonka Zaadka Ah Ee Lacagta Lagu Shubto ( Abdi-shotaly)! –
Waxa wacan in la is waydiiyo, Xusbiga uu ku shaqaysto, Faysal, ee loogu yeedho Ucid muxuu u taagan yahay? Ma waxa uu hoos yimaadaa Kulmiye, oo waa muxaafid? Yuu mucaarid ku yahay? Mise waa xusbi loo adeeg-sado Waddani? Muxuu q...
Monday, January 14, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|