|
Maxa Cusub
-
DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU MUDEEYEEN WALHTIGA AY DHACAYSO WAA SUURAGAL IN AY MAR KALENA DIB U DHACDO HADII AAN LA XALIN DURUUFAHA KU XEERAN
DOORASHADA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND EE GOLAHA GUURTIDU U MUDEEYEEN 12-12-2019 WAA SUURAGAL IN AY MAR KALE DIB U DHACDO HADII AAN XAL LOO HELIN DURUUFAHA KU XEERAN !!!
Doorashooyinka somaliland ayaa waxa ay noqdeen qaar k...
Friday, January 25, 2019
-
Mudane Cali Seenyo Midbaa Seegay, Poliskana Midbaa Seegay
Dhawaan Saxafiga caanka ah ee Cali Seenyo ayaa TV SAAB ka baahiyay hadal cadho iyo qaylo u
badan, isagoo si wayn uga cadhooday in loo diiday in isaga iyo koox saxaafadda ah uu la socottay
galaan magaalada Lawyacaddo ee Xuduudka ...
Friday, January 25, 2019
-
Madaxweyne Mustafe Cagjar Maxa Loo Bedelayaa ? Barkhad-Ladiif Mohamed Omar
Deegaanka Soomaalida waxa dawladda dhexe u qaabilsan Axmed Shide oo xisbiga soomaalida gudoomiye ka ah, isagana far ku walaaqa kolba ku doonno calmada kii uu fahmi waayana meesha ka tukhaantukhiya.
Mustafe Cagjar waa shakhsi ...
Wednesday, January 23, 2019
-
Askarigu Sidduu u Yimidba Askartii Ummadiibay ku Amar-kutaagleyneysaa
Mudooyinkan ugu danbeeyey Jamhuuriyada Somaliland Waxa kor u kac ku yimi dacwadaha iyo cabashada shacabku ka cabanayaan askarta siiba ciidamada booliska, kuwaas oo shacabku kaga Cabanayaan inay ku hayaan cadaadis, Xayiraad, cabudh...
Monday, January 21, 2019
-
TALYE FADAL WAA HALYEY QARAN OO U SOO BAXAY CIIMADA BOOLISKA SOMALILAND
Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa la aasaasay Sannadkii 1993kii,
Sida muuqatana Ciidanka Boolisku waxa uu horumar la taaban karo ka sameeyay
dhismayaasha xarumaha Booliska, nidaamka darajooyinka, qalabka ciidanka ...
Monday, January 21, 2019
-
Cali Seenyo Iyo Cali Gurayba Waa Laba Qof Oo Isku. Mid Ah.
Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaan bahada saxaafada iyo akhristayaashaba.
Waxaan shalay daawaday nin la yidhaahdo cali seenyo cali gadh ma leh oo caytamaya waliba wax uu ku sheegay Tv ka caytamaya sida sharcigu yahey Tvga...
Monday, January 21, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska
Tacsi Madaxweyne
Taariikh: 17/01/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Ciidamada kala d...
Friday, January 18, 2019
-
Doorashooyinka Dawladaha Hoose Waa In Somaliland Laga Mabnuucaa!!!!!!!.
Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Ee Somaliland
Xildhibaanadda Deegaanka Somaliland Tiradoodu Waxay Gaadhaysaa 300 Xildhibaan,
Ugu Yaraan Xildhibaankastaaba Wuxuu Kharash Ahaan Isticmaalayaa Maalintii ...
Friday, January 18, 2019
-
“Ku Lahaa, “Bur Iyo Biyaa Loo Kala Baxayaa!” Dadkii Waxa Uu Ku Gurey Laba Xero Oo Iska Soo Horjeeda…” … Maxamed Baashe
Isaga garashadiisa inta xukuumadda taageertaa waa u Qaran-doonno, inta xukuumadda dhalliisha ee khalad jira farta ku fiiqda ama mucaaridka ahina waa u Qaran-dumisyo.
Waxa iskaga khaldamay malahayga Qaran iyo Xukuumad. Qarankii ...
Friday, January 18, 2019
-
Mushkiladu Waa Komiishanka. –
Komiishanku waa xudunta khilaafka xisbiyada .iyagaan ka masuul aha waxii khaladaad ka dhacay doorashadii madaxtooyada .khaladka ugu waynina wax uu ahaa waxaa markii dadka idhaha laga sawiray ee la yidhi doorashadaa lagu galyaa o...
Thursday, January 17, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|