|
Maxa Cusub
-
Xukuumada Waxa Ay Ka Qaadan Kartaa Kaalinta Ugu Wayn Isdhexgalka Dadka Reer Somaliland
Somaliland waa dal curdin ah oo jira 27sano oo bilo dhiman, waxa aafo ba'an ku haysa qabyaalada ama awoodaha qabaailka oo si qaldan loo adeegsaday oo wiiqaysa maamulkii dawladnimo iyo kala dambayntii maamul.
Waxaana aad moodaa ...
Sunday, February 17, 2019
-
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen iyo caloolyowgiisa. By Amir Bidde –
Maalmahan dambe wuxuu bilaabay Siyaasi Jamaal olole u ku qaaday bahda garsoorka Somaliland. Isagoo aano gabowday qaba. Isagoo maanta mar kaliya dareemay in LABA sano ka hor maxkamaddu uga eexatay guddoomiye Faysal. Waa siduu...
Sunday, February 17, 2019
-
Isu Mashxarado, Isma Ogaa La Yidhaahaa ( Abdi-shotaly)!
Tuke ha iska qalaadee sidda keliya ee ay ummadani kaga bixi karaan xumaanta iyo waalidan lagu dhex dabaalanaayo, qaska, qabyaaladda, horu-mar la'aanta, kuna soo noqon karto mustaq-balkii iyo rajaddii dalkan iyo dad-kani qabay. Waa...
Sunday, February 17, 2019
-
Dhaxalkii Kulmiye Waa Toban Jirsaday.
Intii ila socotay Qormadii hore ee aan idinla wadaagay ,10 feb 2019 , waxay inoo joogtay ,doorashadii dhacday 2010kii , suaal baa inoo taagnayd ahayd , maxaa dadku waqtigaa ka cabanaayey ? , maxaa se laga filaayey ka dib guushii k...
Sunday, February 17, 2019
-
SHIRWEYNAHA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE MA WAXA UU NOQON DOONAA MID SHAADH LEEG LOOGU SOO TOLAYO GUDOOMIYAHA XISBIGA EE XILIGAN?!!!
SHIRKA XISBIGA KULMIYE EE BORAMA MA WAXA UU NOQON DOONAA MID SHAADH LEEG
LOOGU SOO TOLAYO GUDOOMIYAHA XISBIGA EE XILIGAN , MA WAXA KALE OO UU NOQON
DOONAA MID LAGU SOO DOORANAYO HORJOOGEYAAL DAACAD U AH GUDOOMIYAHA SIDII
CAADAD...
Saturday, February 16, 2019
-
Boqorka Hamze Abdi Adan iyo Xaaskiisa Hibo Saleman Artan iyo xafladoodii Meherka DAAWO SAWIRO.
...
Friday, February 15, 2019
-
Siddan sahlan ku garo Dajjaal-cawar markuu soo baxo, Qaybta 1aad بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ
Sidda diinteena suubani dhigayso dabayaaqada aduunyadan Waxa soo bixi doona Nin layidhaa Dajjaal-cawar :
( المسيح الدجّال) : Al-Masīḥ ad-Dajjāl, "masiixigii beenta ahaa’’ Ninkaas oo been u sheegi doona...
Saturday, February 9, 2019
-
Askariga Gari Ma Gasho Kamana Baxdo (Abdi-Shotaly)!
In goboladda Bari iyo Awdal been iyo kala qaybin lagu khawaysiiyo, kuwa uu askarigu ka soo jeedaana, hantiddii ummadda lagu foorariyo, inta aad liqdaan mooyeen, wax la aqabli karo maaha ee meeye goboladdii Awdal, Sanaag, sool, tog...
Saturday, February 9, 2019
-
4 Arin oo hal-beeg dhexe iyo miisaan dheeli tiran Saami-qaybsiga Wakiilada u ah iyo 2 Sababood Awdal gaar u ah !! Dr.Khadar-Libaaxley
4 Arin oo hal-beeg dhexe iyo miisaan dheeli tiran
Saami-qaybsiga Wakiilada u ah iyo 2 Sababood Awdal gaar u ah !! Dr.Khadar-
Libaaxley.
1.Horaantii 1960 markii ay ka soo go’day Boqortooyada ingiriiska in ay siiso
Somalilan...
Monday, January 28, 2019
-
Gabadhi ma dhali karta laba mataano ah, oo aan isku eekayn, Oo kala aabo ah?! W/q: Hamse Bashe Wiyeer-yare
Diinteena Islaamku waxa ay faraysaa marka ay ninka iyo xaaskiisu kala tagaan in haweenaydu ay tirsato muddada CIDADDA, taas oo lagaga hortagaayo in ubadka ama caruurta ay haweenaydu u kala leedahay laba nin oo kala duwani ama in...
Monday, January 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|