|
Maxa Cusub
-
Ramaax Oo Cad Buka Cantuugay ( Abdi-shotaly) .
Beri baa Goosha Libaaxu waxay ku qadhaaban jirtay, bahasha la yidhaaho Yey-dda, mudo markay wadda shaqayna-yeen, bay bilawday yey-ddii in ay maalina soo wadda cunto wixii ay soo hesho, mar tidhaaho maanta wax-ba soo waayey, kola a...
Thursday, January 17, 2019
-
Ninka Hawsha Diidow Hadhkaaga Laguu Diray Haatuf Kula Socdaa Jira “Qalinkii Buux Ibrahim”
Taariikhdu ma hilmaami doonto ilaahayna qarin mayo
ninkii dadkiisa iyo dalkiisa danaynaya inuu wax u
qabto
Berbera waxaad mooda caasimadii dubia oo kale
ninka ku tagrifalayaaya cashuurta shacbiga laga soo
ururiyo haduu dhuunt...
Thursday, January 17, 2019
-
Saldhigga Axmed-Dhagax iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay: Suuliyadii Dirxiga Lahaa!…W/Q Siciid Maxamuud Gahayr
Habeennimo ayaa la igu xidhay xarunta taraafikada ayaa subaxnimadii la ii qaaday xeer-ilaalinta iyo maxkamadda Maroodijeex. Waxaana maxaabiista lagu kala celinayay xarumihii ay ku xidhnaayeen.
Markii gaadhigu marayay Saldhigga ...
Thursday, January 17, 2019
-
Rabitaanka Muuse Biixi Iyo Rajada Shacabka Kee Rumoobi
Madaxweyne muuse waraaq ayuu u gudbiyay dhawaan golaha guurtida oo u jeedadeedu ahayd ina golaha shacabka mudo kordhin loo sameeyo wuxuuna ka reeba mudo kordhintii golayaasha degaanka garasho daro umuu kala reebine wuxuu u kala re...
Thursday, January 17, 2019
-
Ismariwaaga Md. Muse Biixi Iyo Xisbiga Wadani Waa Waxyeelo Dhaqaale.
Wadanku wuxuu kasoo baxay Doorashadii ugu xumayd ugu xannafta badnayd oo wadankii qabyaalad baas cabsiiyey tiiyoo wadanku xilligii Xukuumaddii uu ka Xanuunsaday madaxweyne Siilaanyo dantii guud la HALALOOBIYEY ON DAMBIGA LA WADA S...
Wednesday, January 16, 2019
-
XAQ DARO CIDII KA HADASHAA, XEELAD KALE WEEYOO, XAMAR BAA KA DAMBAYSA !!!
Somaliland intii aan garanayoba waxa cambaar iyo wax siyaasada la isaga saaro noqotay xamar buu u socdaa, xamar baa ka dambaysa , Somalia ayuu doonayaa iyo somalia ayaa ka dambaysa.
Kama korno oo kama ilbaxno in maalinba da...
Wednesday, January 16, 2019
-
Kulmiye haduu Dhan ka Rari jiray maanta CiD qudhuu u wada Raray!
Ilaa wakhtigii ugu horaysay Jamhuuriyada Somaliland in talada dalka ay qabtaan xisbiga Kulmiye Waxa ay ku dhaqaaqeed oo ku kaceen wax kasoo horjeeda dumuqraadiyada, wax wada lahaanshaha, cadaalada iyo diinta.
Maxaa yeelay W...
Wednesday, January 16, 2019
-
DADWAYNOOW KA GARNAQA IDINKU: XAAJADA MURUGSAN EE XISBIYADA SOMALILAND ISKU HAYAAN WAA SIDAN.
Waxaad moodaa in Somaliland loo qadimay siyaasad-wanaagii iyo kala dambayntii. Waxaad moodaa in labadaa qodob (Siyaadad-Wanaagii iyo Kala-dambayntii) meesha ay ka saareen: Tabashooyin iyo Mindi-mindi ku taag.
Waxaad la yaabaysa...
Wednesday, January 16, 2019
-
Tuugnimada Iyo Kamaradaha (CCTV)- Qalinka: Cali Cabdi Coomay
Kamaradaha casriga ah ee duuba muuqaalka ee lagu rakibo gudaha iyo dibada meheradaha, hudheelada iyo goobaha kale ee bushadu isugu timaado ee caasimada Hargaysa ayaa ah kuwa aanay inta badan ogayn bulshadu. Kamaradaha qaarkood wax...
Wednesday, January 16, 2019
-
Haliska Caafimaad ee ay Leeyihiin Dawooyinka Cosmetics-ka
Essentials all European
product supplier
daawooyinka cosmatics ee dalka dibada uga yimaada oo aan lahayn tayo fiican
iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan hayada
dhawrista ee aduunka under Who ...
Tuesday, January 15, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|