BALIGUBADLE MEDIA
Haliska Caafimaad ee ay Leeyihiin Dawooyinka Cosmetics-ka
January 15, 2019 - Written by admin

Essentials all European

product supplier

cosmetics

daawooyinka cosmatics ee dalka dibada uga yimaada oo aan lahayn tayo fiican
iyo dalalka ay ka yimaadan oo aan ahayn dalal ka diwaan gashan hayada
dhawrista ee aduunka under Who certificate sida daawooyinka ka yimaada
shirkadaha essentials all European product supplier oo ah shirkadaha soo
diyaariya daawooyinka cosmatics ee la ismariyo daawooyinkaas ay aduunka
usoo dhoofiyaan company European oo ah company heer caalamiya halka
daawooyinka dalka yimaada ay ka yimaadan dalalka india chine
iyagoon tayo fiican aan lahayn tayo isticmaalka daawoyinka cosmatics oo dhib
aad u wayn ku haya bulshadruntii aad culus oo caafimaadka haweenkeena
soomaliyeed aad u samaynaya ku ayaa aanay jirin fahan la an iyo aqoon la an ay
u isticmaalayaan dawooyinkaas oo u baahan in dr khibrad u lahi uu bixin karo
looma baahna in abuurka eebe inoo abuuray la qawado abuurka eebe subxana
lahi wa tacala waxa uu quraanka kariimka ku yidhi waxaan dadaw idiin abuuray
sidii ugu wanaagsanayd oo ale inoo dhamaystiray wax kasta oo khuseeya
noolasha bini adamka iyo qofku waxa uu kasbanaya mudada uu noolyahay shar
iyo khayr bal ka waran haweeyneyda tidhi anigu waxaan khilaafay alow sidii
wanaag sanayd ee aad ii samaysay anigu hadan ahay haweenaydan sidan ayaan
yeelay oo aan u badalay jidhkaygii ano aan ku qanacsanayn qadarka ale waa arin
dhib ah runtii

fayadhorka daawooyinkan khatarta isku darka chemicals xoogan ee halista
caafimad darada ku haya haweenkena ma fiicna in had iyo goor lagu iibiyo
goobaha suuqyada iyaga oo aan dr herbels ku qorin ha isticmaalin hana is marin

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
[email protected]

COMMENTS