Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
Isha Ku Hay
Daawo:- Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta
Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta https://youtu.be/oYsuKoGLzB8 ...
Tuesday, October 27, 2020
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani Oo Muqdisho Ka Soo Laabtay
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Soomaaliland ayaa la sheegay in ay xabsiga u taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani oo ka mid ah fanaaniinta somaliland. Fanaankan ayaa in dhaweyd safar ku joogay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadd...
Monday, October 26, 2020
Daawo:- Xoghayaha Fuliinta Dawlada Hoose Hargeysa Oo Fariin U Diray Shirkadaha Ku Xaysiista Garoonka Kubada
Xoghayaha Fuliinta Dawlada Hoose Hargeysa Oo Fariin U Diray Shirkadaha Ku Xaysiista Garoonka Kubada https://www.youtube.com/watch?v=mkfk28zVX7c ...
Monday, October 26, 2020
‘Wasiiradeenu Mid Waliba Wuxu Wata Gaadhi Qiimihiisu Yahay: 80,000$ Dollar”Afhayeenka Xisbiga Wadddani.
Hargeysa(BGM) Afahayeenka xisbiga waddani ayaa ka hadlay maru uu ka qayb galay munasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka sheegay munasibada in wasaarada xukuumada ka tirsani watan gaawadhi ay qiimahoodu aad u sarayo hadalka a...
Monday, October 26, 2020
Waftigii Somaliland Ka Socday Eek U Sugan Dalka Uganda Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Barlamaanka Uganda
Hargeysa(BGM):- Waftigii Somaliland kasocday Ee ku Sugnaa Dalka Uganda ee uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Ahmed yaasiin ayaanle, Kulan LanYeedhay Haweenayada Gudoomiyaha Ka Ah Baatalamaanka Wadanakaas...
Monday, October 26, 2020
Ra’iisal Wasaare Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Ururada Saxaafadda
Hargeysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ururada Saxaafadda ee dalka. Maxamed Ibraahim Macalimuu, Xoghayaha Guud ee Isutagga Suxufiyiinta Soom...
Monday, October 26, 2020
“Xisbi Xaakimku Waa Muraayadda Xukuumadda Jirta, Kolba Sida Uu U Ekado Ayay Xukumadduna Tahay”
Hargeysa(BGM):– Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo Xukuumaddii hore Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, ayaa sheegay inuu isagu ku taliyey in aan Golaha Dhexe ee Xisbiga kulmiye la yarayn, isla-markaana...
Sunday, October 25, 2020
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Diyaaradaha Fly Dubia Iyo Al-Arabia Oo Dalka Ka Xayiran & Waxa Looga Baahan Yahay
Hargeysa(BGM): – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Shirkadaha diyaaradaha ee Fly Dubia iyo Al-arabia, kuwaasi oo Dawladdu saartay Xayiraad ah in aanay Somaliland ka shaqayn karin. Xukuumaddu waxay sheegtay in Fly Dubia i...
Sunday, October 25, 2020
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Soo Bandhigay Hadal Uu Cali Khaliif Galaydh U Sheegay 5 Maalmood Ka Hor Geeridiisa
Hargeysa(BGM): – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Alle ha u naxariistee in Dr. Cali Khaliif Galaydh uu Geeridiisa ka hor uu aad uga walaacsanaa inaan Madaxda Somaliland diyaar u ahayn inay ka dhabeeyaan oo ay fuliya...
Sunday, October 25, 2020
Xukuumadda Oo Isha Ku Haysa Siyaasiyiin Ka Mid Ah KULMIYE Oo Ku Sii Qul-Qulaya Dubai Oo Ay Ku Sugan Hoggaanka UCID
Toddobaad Gudihii waxa Dubai isugu tagay Hoggaanka Sare ee UCID iyo Siyaasiyiin aan ka qayb-gelin shirweynihii Kulmiye, lagana saaray Liiska Golaha Dhexe + Dareenada siyaasadeed ee jira Hargeysa (BGM): – Xukuumadda ...
Sunday, October 25, 2020
« Previous Page
—
Next Page »