BALIGUBADLE MEDIA
‘Wasiiradeenu Mid Waliba Wuxu Wata Gaadhi Qiimihiisu Yahay: 80,000$ Dollar”Afhayeenka Xisbiga Wadddani.
October 26, 2020 - Written by admin

Hargeysa(BGM) Afahayeenka xisbiga waddani ayaa ka hadlay maru uu ka qayb galay munasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka sheegay munasibada in wasaarada xukuumada ka tirsani watan gaawadhi ay qiimahoodu aad u sarayo hadalka afhayeenka ayaa u dhigna sidani

Wasiiradeenu mid waliba wuxu wata gaadhi qiimihiisu yahay: 80,000$ dollar.

40tan Wasiir × 80,000$= 3,200,0000 $dollar,

Cisbitaal hargeysa ku yaalna waxaa la keenay maalin dhaweyd hooyo tuulo hargeysa dhinaceeda ku taal ku foolatay oo gaadhi adhi siday la soo saaray,

kuna dhiig baxday, Ilmihiina kaga dhex dhintay, Iyadiina Miyir doorsan gashay, Imisa Cisbitaal iyo imisa Iskuul ayey lacagta gawaadhida Wasiiraddu umaddeena u dhisi laheyd?

COMMENTS