-
Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda oo Beeniyay Wararka Sheegaya In Uu Khalkhal Ku Yimid Miisaaniyaddii Dhawaan La Ansixiyay
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka sheegaya in wax ka bedel lagu sameeyay miisaaniyaddii 2018-ka ee ay dhawaan Golaha Wakiiladu ansixiyeen.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradd...
Monday, May 7, 2018
-
Arinkaas iyo Warkaasi Wuxuu Ahaa War Been Abuur ah oo Laga Keenay Cajaladdo La Isku Keen Keenay “Wasiirka Maaliyadda”
Arinkaas iyo Warkaasi Wuxuu Ahaa War Been Abuur ah oo Laga Keenay Cajaladdo La Isku Keen Keenay "Wasiirka Maaliyadda"
...
Sunday, May 6, 2018
-
Xisbiga WADDANI oo Qaadacay In Xuska 18-ka May Loo Bedelo 15-ka May (Daawo)
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ganafka ku dhuftay go,aan ay xukumadda Muuse Biixi ka soo saartay in hore loo soo dhigo xuska maalinta gooni-isku taaga Somaliland ee 18May waxaana xukumadda Muuse Biixi ay ka dhigtay maalinta...
Sunday, May 6, 2018
-
Trump Haduu ka Baxo Heshiiska “Qoomamo Taarikhiya” ayay Ku Noqon
Maxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa sheegay haddii uu Mareykanku ka baxo hishiiska nukliyeerka in uu wajihi doono qoomamo taariikhi ah.
Mr Ruuhaani ayaa hadalkaan ka jeediyey telefishinka qaranka Iiraan xilli uu xoghayaha dow...
Sunday, May 6, 2018
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Hor Keenay Mooshin Wax Lagaga Bedelayo Xeerka Kalluumaysiga
Gudida Ilaalinta deegaanka iyo Khayraadka Golaha wakiiladda Somaliland ayaa saaka hor Keenay fadhigii golaha Wakiiladda Mooshin wax lagaga bedelayo xeerka Kalluumaysiga.
Xildhibaan Cabdilaahi Ismaaciil Faarax ayaa fadhigaasi ...
Sunday, May 6, 2018
-
Cabdiraxmaan Cirro Oo Guddoomiyenimada Waddani Ku Wareejinaya Cabdiqaadir Jirde
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Amxamed Cabdilaahi Ciro ayaa la filayaa in dhawaan gudoomiyenimada xisbiga Waddani ku wareejiyo gudoomiyihii ku meel gaadhka ahaa ee xisbiga Waddai Xildhibaan Cabdiqaadir...
Sunday, May 6, 2018
-
Boqor Buurmadoow Oo Dib Loogu Celiyanayo Maxkamadda Hargeysa
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa Racfaan ka qaatay xukun shan sanno oo ah oo ay dhawaan ku ridday maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa.
Racfaanka uu qaadatay Boqor Buurmadoow ayaa la dhegeysanayaa 8-da b...
Sunday, May 6, 2018
-
Madaxwaynaha Juba Land Axmed Madoobe oo Magaalada Addis Ababa Kula-Kulmay Qalbi Dhagax
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya.
Kulankan oo la sheegay in uu s...
Sunday, May 6, 2018
-
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Horkeenay Mooshin Ka Dhan Ah Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo La Horkeenay Mooshin Ka Dhan Ah Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 5, 2018
-
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Ciidan La Sheegay inuu Ka Goostay Somaliland
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka hadlay Ciidan sheegay inuu ka goostay S/land
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 5, 2018
« Previous Page — Next Page »