-
Dawladda Somaliya oo Shuruudo Adag Dul Dhigtay Shirkadaha Diyaaradaha + Maxay Ku Sababaysay?
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqao gali garin Garoonka Diyaaraha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.
Si l...
Thursday, July 12, 2018
-
Wafti Ay Hogaaminayaan Madax-dhaqameed Bariga Burco oo Gaadhay Magaaladda Garoowe + Ujeedada Socdaalkooda.
Xubno isugu jira madax-dhaqameed, aqoonyahan iyo ganacsato reer Somaliland ah ayaa la sheegay inay gaadheen magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.
Waftigan oo ka kooban todoba xubnood ayaa intooda badani k...
Thursday, July 12, 2018
-
Muxuu Daarnaa Kulankii Magaaladda Adis-ababa Ku Dhex Maray Wasiiradda Arrimaha Dibadda SOmaliland Iyo Ethiopia
Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay kulan Addis Ababa ku dhex maray wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo dhigiisa dalka Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu.
Warsaxaafadeed ka soo...
Thursday, July 12, 2018
-
Yuusuf Garaad oo Ka Hadlay Xafiisyo Ay Dawladda Kenya Ka Furanayso Magaalooyinka Kismaayo Iyo Hargeysa
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa xukumadda Farmaajo ku canaantay in aanay dalal badan ka furan safaaraddo halka dawladda Kenya ka furanayso Hargeysa iyo Kismaayo xafiisyo xidhiidhka iyo danaho...
Wednesday, July 11, 2018
-
”Madaxweyne Hargeysa Waxay U Baahantahay Laba Maareeye”Xaafadaha Hargeysa Oo Biyo La,aan Soo Wajahday
”Madaxweyne Hargeysa Waxay U Baahantahay Laba Maareeye”Xaafadaha Hargeysa Oo Biyo La,aan Soo Wajahday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 11, 2018
-
Murrashax Madaxweyne Oo Ka Socda Maamulka Puntland Oo Safar Ku Yimid Deegaanka Tuke-raq
Murashaxa Madaxwaynaha maamul gobolleedka Puntland Col. Jibriil Maxamed Yuusuf ayaa maanta booqday ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Tukeraq
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 11, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gaba Gabeeyay Safarkiisa Turkiga Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Jabuuti, ayaa...
Wednesday, July 11, 2018
-
Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo Faah Faahiyey Afar Qodobo oo La Dul Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Ceel Afweyn
Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo Faah Faahiyey Afar Qodobo oo La Dul Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Ceel Afweyn
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 11, 2018
-
Suhuur Xasan Abiib Oo Toronto Ku Qabatay Xaflad Ay Ku Shaacinayso Musharxnimadeeda Doorashada Golaha Wakiilada Ee Soo Socota.
...
Wednesday, July 11, 2018
-
Xisbiga Kulmiye oo U Kala Jabay Beelo Iyo Mid Kamida Beelaha Jeegaanta oo Ka Jawaabay Eedaymo Jaamac Shabeel U Jeediyay Xukuumadda Muuse Biixi
Xisbiga Kulmiye oo U Kala Jabay Beelo Iyo Mid Kamida Beelaha Jeegaanta oo Ka Jawaabay Eedaymo Jaamac Shabeel U Jeediyay Xukuumadda Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 10, 2018
« Previous Page — Next Page »