|
wararka
-
“Dad Waxa Ugu Liita Ninka Walaalkii Dilay, GARXAJIS Waa Walaalahayo Waxbana Uma Qabno…” Boqor Cismaan Buurmadow
“Dad Waxa Ugu Liita Ninka Walaalkii Dilay, GARXAJIS Waa Walaalahayo Waxbana Uma Qabno…” Boqor Cismaan Buurmadow
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 30, 2018
-
Dawladda Imaaraadka oo ka Hadashay Maalgelinta Dekedda Berbera, Shuruudna ku Xidhay Cilaaqaad ay la Yeeshaan Soomaaliya –
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Dr. Anwar bin Mohammed Qarqaash, ayaa ka hadlay dhexdhexaadin laga dhex wado dawladdiisa iyo dawladda taagta-daran ee Soomaaliya kadib khilaafkii kala kaxeeye...
Monday, July 30, 2018
-
Waxgaradka Magaalada Burco Oo Farriintii Ugu Adkayd U Diray Madaxweynaha
Waxgaradka iyo dadweynaha reer Burco ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu baaqay in uu wax ka qabto cadaalad-darro ay sheegeen inay dalka jirto
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 29, 2018
-
Madaxweyne Biixi oo Tacsi U Diray Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Geeriyooday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, golaha guurtida, golaha wakiilada, bahda fanka iyo suugaanta, waxgaradk...
Sunday, July 29, 2018
-
“Dalkii Maanta Waxa Uu Galay Go’doon Siyaasadeed, Xisbiga WADDANI-na Waxa Uu Qaadayaa Tallaabooyin”” Prof Ismaaciil Buubaa”
“Dalkii Maanta Waxa Uu Galay Go’doon Siyaasadeed, Xisbiga WADDANI-na Waxa Uu Qaadayaa Tallaabooyin"” Prof Ismaaciil Buubaa"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 29, 2018
-
Dawladda Jabuuti oo Ka Hadashay Aragtideeda Ku Aadan Saamaynta Foosha Xun ee Isbedeladda Mandaqaddu Ku Keeni Kara Dalkeeda
Dawladda Djibouti yaa ka jawaabtay dareenka falanqeeyayaasha siyaasadda ee aaminsan in isbedelada gobalka Geeska Afrika ka socdaa ay go’doomin doonaan Djibouti.
Wasiirka arrimaha dibadda Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf oo tan i...
Sunday, July 29, 2018
-
Madaxii Goobjoogayaasha Caalamka Ee Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Oo Raali Gelin Bixiyey
-Madaxa Goobjoogayaasha Caalamiga Mr Michael Walls ayaa shaaca ka qaaday inaanay jirin haba yaraatee wax xidhiidh gaar-ahaaneed ama qeyb uu ka yahay maamulka xarunta Xarunta Dhaqanka Hargeysa, iyo Bandhiga Caalamiga ee Buugaagta H...
Sunday, July 29, 2018
-
Xildhibaan Jaamac Riyo oo Kamid Ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa
Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa Jaamac Riyo kana tirsanaa golaha guurtid Somaliland.
Xildhibaanka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay mudooyinki...
Sunday, July 29, 2018
-
Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Weeraray Madaxweyne Muuse Biixi Kana Hadlay Kulankii Farmaajo
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay dadweynihii soo dhawaynayay, waxaanu si faah-faahsan uga hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya...
Friday, July 27, 2018
-
Dawladda Soomaaliya oo Safiir U Magacawday Mid Ka Mid Ah Macalimiintii Jaamacada Hargeysa ee Muuse Biixi
Cabdillaahi Maxamed Odowaa oo maanta dawladda Soomaaliya u magacawday Safiir ayaa wakhtigii la magacaabay waxaa uu ku sugnaa magaalada Hargeysa, Hasayeeshee Saacado kad ib ayuu Hargeysa uga anbabaxay dhinaca Magaaladda Garoowe, ha...
Friday, July 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|