BALIGUBADLE MEDIA
Degdeg: Roobab Waawayn oo Hadda Ka Da’aya Hargeysa + Wararkii U Dambeeyay.
August 3, 2018 - Written by admin

roobab waawayn oo kamida nimcooyinka ilaahay ku manaysto aadamihiisa ayaa ka da’aya magaaladda hargeysa iyo nawaaxigeeda

roob11

roobabkan ayaa ah kuwo waawayn islamarkaana todobaadkii u dambeeyay ka da’ayay magaalada hargeysa nimco waliba nusqaan lee ilaa hadda ma jirto wax khasaare ah oo laga soo sheegayo roobabkan marka laga yimaado xashiishkii dawladda hoose ay magaaladda ka guri wayday oo xidhay qaybo kamida wadooyinka caasimadda badhtankeeda iyo kuwa xaafadaha

isku soo wada duuboo bulshadda roobabkani hayaan ayaa looga fadhiyaa inay ilaahay ( Subxaanahuu Watacaalaa Ugu Xamdi naqaan Nimcooyinkiisa uu siiyay islamarkaana ay ka baxaan wax kasta oo nimcadda alle ka fogayn karta

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS