-
Wararkii U Danbeeyay ee Xaaladda Magaaladda Jigjiga
Magaaladda Jigjiga ee Xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa xaaladeedu ay maanta aad u degan tahay, waxaana amaanka weli gacanta ku haya Ciidamada Milatariga Dawladda Federaalka Ethiopia.
In badan oo ka mid ah d...
Wednesday, August 8, 2018
-
Hargeysa: Dawladda Hoose Oo Isu Bedeshay Qawlaysato, Qalabkii Wadooyinka Oo Shaqo La’aan U Fadhiya iyo Dayaca Wadooyinka
Duqa Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Qalabka Dhismaha Wadooyinka iyo Shaqaalaha Dawladda Hoose ay u fadhiyaan, ka dib markii ay bulshadda ka waayeen in ay iska bixiyaan qaadhaan dheeraad ah oo la damacsan yahay in lagu dhiso w...
Wednesday, August 8, 2018
-
DP World Ka Hadashay Go’aankii Calamiga ahaa ee ay Ku Gacan Saydhay Dawladda Jabuuti
Shirkadda DP World ayaa ku tilmaanta dawladda Jabuuti dal aan aqoonsanayn shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah kadib markii dowlada Jabuuti ay diiday inay aqbasho go’aan ka soo baxay Maxkamad ku taal magaalada London.
Maxk...
Tuesday, August 7, 2018
-
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Jabhadayn uu Taliye Caarre Ka Bilaabay Bariga Somaliland
Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay qorshaha uga yaala jabhad uu bariga dalka ka sameeyey taliye Caare oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada qaranka somaliland.
Wasiirka gaashaandhiga somaliland Ciise Axmed Yuusuf ayaa cadeeye...
Tuesday, August 7, 2018
-
Dawladda Dhexe Ee Itoobiya Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Is-Casilaadii Cabdi Iley, Farriin Hanjabaad Ah U Soo Dirtay
Dawladda dhexe ee itoobiya oo markii ugu horraysay ka hadashay is-casilaadii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, waxaanay sheegtay in baadhitaan lagu samaynayo tacadiyadii ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya
Isha ...
Tuesday, August 7, 2018
-
War Degdega: Madaxwaynihii Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Gacanta Lagu Dhigay
Wararka inaga soo gaadhaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ay ciidammada militariga federaalka la tageen.
Balse dad ku s...
Tuesday, August 7, 2018
-
Duqa Fashilmay ee Caasimadda oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sababaha Keena Inuu Wadooyinka Deegaankiisa oo Qudha Dhiso
Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa iska difaacay eedaymaha loo jeediyo ee la xidhiidha inuu dhiso wadooyinka laamida ah ee xaafada laga soo doorto.
Maayar Soltelco oo maanta ka hadlayey dhag...
Tuesday, August 7, 2018
-
Dagaalkii Itoobiya oo Waji Kale Yeeshay Una Gudbay Dalka Jabuuti Iyo Tirada Dhimashada + Wararkii Ugu Dambeeyay
Dagaalkii Itoobiya oo Waji Kale Yeeshay Una Gudbay Dalka Jabuuti Iyo Tirada Dhimashada + Wararkii Ugu Dambeeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, August 6, 2018
-
Guddoomiyaha Xisbiga Haya Talada Maamulka Kililka 5-Aad Oo Ka Hadlay Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Isku Casilay Madaxweyne Cabdi Iley,
Guddoomiyaha Xisbiga Haya Talada Maamulka Kililka 5-Aad Oo Ka Hadlay Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Isku Casilay Madaxweyne Cabdi Iley,
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Monday, August 6, 2018
-
Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Yeelatay Madaxwayne Cusub + Khudbadii Ugu Horaysay oo Madaxwaynuhu Dareenkiisa Kaga Hadlay
Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Yeelatay Madaxwayne Cusub + Khudbadii Ugu Horaysay oo Madaxwaynuhu Dareenkiisa Kaga Hadlay
...
Monday, August 6, 2018
« Previous Page — Next Page »