-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Markii Ugu Horaysay Kiraysay Dugsiyo Dawladdu Leedahay + Cidda Laga Kireeyay.
inkasta oo ay Somaliland Dawladnimo taam ah, Amni iyo Deganaansho ka hana qaaday, haddana waxa si weyn loo baadi goobayaa oo la tabayaaTiirashadii Aas aasiga u ahaa Dawladnimada ee Macnaha Dawladnimadu u taagnayd, maadaama oo ay D...
Sunday, September 16, 2018
-
Oday Ka Takhluusay Labo Askari oo Boolis ah oo U Yimid Si Ay u Xidhaan
Oday Ka Takhluusay Labo Askari oo Boolis ah oo U Yimid Si Ay u Xidhaan
...
Sunday, September 16, 2018
-
Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Xil Qaadista Ay Ku Sameeyeen Baarlamaanka Galmudug
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku shiray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay galabta xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmugug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
Shirka waxa gudoominayay Cali Gacal Casir oo daraad koox kal...
Sunday, September 16, 2018
-
Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiiladda Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Tacriifadda Ay Xukuumadu Ku kordhisay Gadiidka Iyo Warshaddaha.
Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiiladda Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Tacriifadda Ay Xukuumadu Ku kordhisay Gadiidka Iyo Warshaddaha.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, September 16, 2018
-
Bulshoweynta Somaliland oo Sida Fiinta Uga Qayliyeyn Uguna Soo Horjeestay Lacag Xukuumada Muuse Biixi Ku Soo Rogtay
Bulshoweynta Somaliland oo Sida Fiinta Uga Qayliyeyn Uguna Soo Horjeestay Lacag Xukuumada Muuse Biixi Ku Soo Rogtay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, September 15, 2018
-
Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Somaliya oo Haayadda ICAO La Leh Wad Xaajood Ku Saabsan Dhaqaalaha Hawadda Somaliya
Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Somaliya oo Haayadda ICAO La Leh Wad Xaajood Ku Saabsan Dhaqaalaha Hawadda Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, September 15, 2018
-
Xisbiga UCID oo Shacabka Uga Digay Bixinta Lacago Musuqmaasuq ah oo Lagaga Qaadayo Bileedh Numberka Baabuurta
Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee xisbiga Mucaaradka Ah Ee ucid Cabdinaasir Buuni ayaa sheegay in Shacabka Looga Baahan Yahay in Ay Diidaan Bilaydh Lambarka Cusub Ee Xukuumadu Soo Dajisay,waxaana uu Wasiirka Gadiidka Ku Edeeyay Inuu ...
Saturday, September 15, 2018
-
Muuse Biixi oo Sanadkii Ugu Horeeyay Muddo Xileedkiisii Kiishash Waawayn U Toshay Boobista Hantida Umadda + Dareenka Looga Baahanyahay Dadwaynaha.
muuse biixi cabdi madaxwaynaha aan qalinkiisu wada gaadhin guud ahaan somaliland balse uu ku koobanyahay deegaano gaar ah ayaa sanadkii ugu horeeyay ee muddo xileedkiisa la soo baxay kiishash waawayn oo uu ku guranayo hantida um...
Saturday, September 15, 2018
-
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Soo Saartay Warsaxaafadeed Ay Kaga Hadlayso Bileedhadda Gaadiidka
War-saxaafadeed
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo Faahfaahin ka Bixisay Awoodda ay u Leedahay Wax-ka-bedelka Qiimaha Balaydhada Gaadiidka, Fulinta iyo Hirgalinta Xeerarka Dalka
++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
)
...
Saturday, September 15, 2018
-
Badhasaabka Sanaag Tiimbaro oo Ka Hadlay Arrinta Sarkaal Ka Goostay Ciidanka Qaranka iyo Digniino Uu U Diray Isu Duweyaasha Wasaaradaha
Badhasaabka Sanaag Tiimbaro oo Ka Hadlay Arrinta Sarkaal Ka Goostay Ciidanka Qaranka iyo Digniino Uu U Diray Isu Duweyaasha Wasaaradaha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, September 15, 2018
« Previous Page — Next Page »