-
Muuse Biixi oo Ku Guuldaraystay Doorashooyin uu Ka Qabto Dalka
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku guul daraystay inuu dalka ka qabto doorashooyinkii sunaha u ahaa ee isagu kursiga ku yimi
madaxwayne biixi oo lagu dhaliilo inuu yahay shakhsi kaligii taliye ah islamarkaana mud...
Friday, November 2, 2018
-
Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland , Maxaadse Kala Socotaa Taarikhdiisii Hore ee Musuqmaasuq?
hanti dhawraha guud ee somaliland axmed yuususf dirir oo hore u ahaan jiray maareeyaha dekedda berbera wakhtigii xukuumadda siilaanyo ayaa lagu xusuustaa musuqmaasuq baahsan oo uu wakhtigaas ka sameeyay gudaha dekedda taasoo oo ay...
Friday, November 2, 2018
-
Hanti Dhawrka Qaranka oo Baadhis Culus Ku Haya Wasaaradda Maaliyadda Somaliland
Hanti Dhawrka Qaranka Somaliland ayaa Baadhis Culus ku haya Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, waxa ay kala wareegeen Dhamaan Macluumaadkii Xisaabta gaar ahaan buugtii iyo wixii kale ee la xidhiidhay waxaana culays...
Friday, November 2, 2018
-
Muxuu Daarnaa Kulan Siyaasadeedkii Qarsoodiga Ahaa Ee Shalay Hargeysa Ku Dhex Maray Saylici Iyo Gaboose?
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shalay kulan qarsoodi ah la yeeshay Siyaasi Dr. Maxamed Cabdi Gabboose oo in muddo ahba saaxadda siyaasadda ka maqnaa tan iyo intii Urur siyaasad...
Friday, November 2, 2018
-
Waa Kuma Wiilka Ugu Qandaaasyadda Badan ee Madaxwaynuhu Qaraabo Kiilka Ugu Miisay Hantidii Umaddu Wada Lahayd ?
maamulaha shirkadda shirkadda sagal oo hore u ahaa shakhsi kamida ganacsatadda ayaa mudooyinkii dambe tan iyo intii muuse biixi la wareegay taladda dalka usku badalay dilaalka ugu wayn dhinaca qandaraasyadda ee madaxwaynuhu qaraab...
Friday, November 2, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Meesha Ka Saaray Doorasho ay Galaan Inta Ay Joogaan Komishanka Doorashooyinku
Xisbiga Waddani oo Meesha Ka Saaray Doorasho ay Galaan Inta Ay Joogaan Komishanka Doorashooyinku
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 1, 2018
-
Qaar Kamida Beelaha Reer Hargeysa oo Si Adag Uga Hadlay Buugii Wasiir Guri Barwaaqo + Baaqooda Ku Wajahan Guurtida
Qaar Kamida Beelaha Reer Hargeysa oo Si Adag Uga Hadlay Buugii Wasiir Guri Barwaaqo + Baaqooda Ku Wajahan Guurtida
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 1, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Qandaraas Lacag Badani ku Baxayso Siiyay Wiil Ganacsade ah oo u Adeer u yahay Iyo Fanaanka Bk + Waa Maxay Mashruucaasi?
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qandaraas ku siiyey Wiil uu adeer u yahay oo ganacsade ah iyo fanaanka Maxamed Siciid Bk, dhaqaale xadigiisu badan yahay inay lixda gobol ee Somaliland uu fanaanku bulshada kaga w...
Thursday, November 1, 2018
-
Gudidda Arrimaha Bulshadda ee Golaha Guurtida oo Dawladda Hoose ee Hargeysa Wax Ka Waydiiyay Nadaafadda Caasimadda
Gudidda Arrimaha Bulshadda ee Golaha Guurtida oo Dawladda Hoose ee Hargeysa Wax Ka Waydiiyay Nadaafadda Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 1, 2018
-
Siyaasi Xilka ka hayey Xukumadii Siilanyo oo Duray Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada S/land
Siyaasi Xilka ka hayey Xukumadii Siilanyo oo Duray Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada S/land
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 1, 2018
« Previous Page — Next Page »