BALIGUBADLE MEDIA
Saleebaan Gaal oo Ku Mashquulsan Gunnooyinka Xildhibaanadda Xilli Xaaladii Dalku Haawanayso
November 19, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha Golaha Guurtida somaliland ayaa shaashadaha warbaahinta ka soo muuqday isagoo ka hadlaya gunooyin uu ka jaray xildhibaanadda xilli ay hawl ka wayni u taalay islamarkaana loo baahnaa inuu golihiisu ka hawlgalo sidii dalka looga saari lahaa marxaladan adag ee uu galay

saleebaan gaal

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS