|
wararka
-
Maxamed Binu Salmaan oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Ku Tagay Imaaraadka Xilli Aduun Waynuhu Aad Isha Ugu Hayo
Amiir Maxamed Bin Salman oo ah Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa xalay socdaalkiisii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan iyo markii qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul lagu dhex dilay suxufigii reer Sacuudi Jamal khashoqgi.
...
Saturday, November 24, 2018
-
Yuusuf Garaad Talooyin Noocee ah Ayuu U Kala Jeediyay maamuladda Muqdisho Iyo Hargeysa.
Yuusuf Garaad Axmed Wasiirkii hore ee wasaarda arimaha dibada dalka Somaliya ayaa waxaa uu farta uu ku fiiqay dariiq uu sheegay in Somaliland ay si fudud Ictiraaf uga heli karto beesha Caalamka waxaana uu sidaas ku sheegay q...
Saturday, November 24, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay Iyo Khilaaf Cakiran oo Ka Dhex Istaadhmay Boqortooyadda Reer Aala Sucuud
Iyadoo ay jirto kacdoon caalami ah oo ku aaddan dilka saxafiga Jamaal Khaashuqji, ayaa qaar ka mid ah qoyska reer Aala Sacuud waxay billaabeen kacdoon ka dhan ah in la difaaco dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, sida ay R...
Saturday, November 24, 2018
-
Gudoomiyihi XIsbiga WADDANI Cabdiraxmaan CIrro oo Shalay Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey kana soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa .
Gudoomiyaha ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey safar ugu maqnaa q...
Saturday, November 24, 2018
-
Ninkii nabadda diida ee loo taag waayona waannu Edbinaynaa” Madaxwayne Biixi”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u deedafeeyey eedaymo ay golaha wasiirrada maamulka Puntland ku majaro habaabinayeen safarka uu ku marayo gobollo kamid ah dalka, waxaana uu meesha ka s...
Saturday, November 24, 2018
-
“Xisbiyada Mucaaridku Awood Uma laha inay Wadahadal La Furaan Soomaliya”..Xildhibaan Siciid Cartan
Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Eng Faysal Cali Waraabe oo ku aadanaa in xisbi...
Saturday, November 24, 2018
-
Maxamed Farah oo Ku Guulaystay Maaratoonkiisii Ugu Horeeyay
Orodyahanka reer Britain, Mo Farah, ayaa ku guulaystay maaratoonkiisii ugu horreeyey, waana tartankiisii seddexaad ee uu uga qayb galo Chicago.
35 jirkan ayaa kaalinta 3aad ka galay maaratoonkii London ee sannadkan, wuxuuna dhi...
Saturday, November 24, 2018
-
Ciyaaryahan Magaciisu Argagax geliyay Shaqaale Diyaaradeed
Nin ciyaaryahan ah ayaa naanaystiisa waxa ay argagax ku abuurtay shaqaalaha diyaarad uu ku safrayay ka dib markii mid ka mid ah gabdhaha ka shaqeynayay diyaaraddaasi ay maqashay qof ka mid ah dadka rakaabka ah oo ninkaasi ugu yeer...
Saturday, November 24, 2018
-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Ku Dhawaaqay Kaalmooyin Shaqo oo Cusub
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Ku Dhawaaqay Kaalmooyin Shaqo oo Cusub
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, November 23, 2018
-
Madaxwayne Trump oo Ku Adkaysanaya Difaaca Dhaxal Sugaha Sucuudiga Iyo Halista uu Kala KUlmi Karo.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in CIA-du aanay ku eedayn Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga Maxamed bin Salmaan inuu amray dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Khaashuqji ayaa waxaa qunsuliyadda uu Sucuu...
Friday, November 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|