BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Jabuuti oo Markii Ugu Horaysay Ku Faantay Inay Horumar Balaadhan Ka Samaysay Adeega Dhinaca Dekeddaha
December 7, 2018 - Written by admin

Guddoomiyaha dekedaha iyo goobaha ka caagan cashuuraadka ee dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi ayaaa sheegay in wadamo badan oo leh dekedo caalami ah ay caawiso dowlada Jabuuti maadaama ay Jabuuti ay tahay marsada ugu wayn qaarada Afrika.

xadi jabuuti

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS