-
Xogo Xasaasiya: Qorshe Liddi Ku Ah Somaliland oo Uu Abiy Ahmed Ku Mashquulsan Yahay, Farmaajo Oo Uu Lasoo Saftay Iyo Wararkii U Dambeeyay
Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay baahinayeen xogo diblomaasiyadeed oo ay sheegeen in ay ka heleen ilo wareedyo u dhuun daloola dawladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyaga oo sheegay halka ay salka k...
Monday, December 3, 2018
-
Warbaahinta Oo Heshay Cadadka Lacagtii Cadaanka Ahayd Ee Ku Baxday Safarkii Madaxweyne Muuse ee Goboladda Bariga
Inkasta oo ay adag tahay in si dhib yar xogtan si dhab ah loo wada ogaado haddana illo wareedyo lagu kalsoon yahay oo warbaahintu heshay ayaa daaha ka rogay cadadka lacag cadaan ah oo la garab qaaday Safarkii uu Madaxweynaha Somal...
Monday, December 3, 2018
-
Somaliland oo ka hadashay eeddo uga yimid madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaaliya ee Itoobiya
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay eeddo uga yimid madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo sheegay Somaliland iyo maamul goboleedyada Soomaaliya rag deegaankiisa ku ...
Monday, December 3, 2018
-
Raysal Wasaaraha Israel Bin Yamiin Netanyahu oo Markii Ugu Horaysay La Maxkamadaynayo
Booliska Israa'iil ayaa sheegay iney maxkamadeyn wajahayaan Ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara, ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo laaluush.
Waxaa lagu tuhunsanyahay iney xagga sharciga si khaldan ...
Monday, December 3, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo : George HW Bush wuxuu ahaa nin dowladeed oo dhab ah
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska uu ka geeriyooday madaxweynihii hore ee Mareykanka George HW Bush iyo shacabka Marekanka.
Madaxweyne Farmaajo, waxa uu ku...
Monday, December 3, 2018
-
Madaxwayne Erdogan oo Dawladda Sucuudiga Ka Codsaday In Loosoo Gacan Galiyo Dadkii Ku Lug Lahaa Dilkii Khashuqji
Madaxwayne Erdogan oo Dawladda Sucuudiga Ka Codsaday In Loosoo Gacan Galiyo Dadkii Ku Lug LahaMadaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday dowladda Sucuudi Carabiya inay usoo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee ...
Sunday, December 2, 2018
-
Wasiirka Daakhiliga oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashadda ee Xukuumadooda Loo Sibil Saarayo
Wasiirka Daakhiliga oo Ka Hadlay Dibu Dhaca Doorashadda ee Xukuumadooda Loo Sibil Saarayo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 2, 2018
-
Qaar ka mid ah Musharraxiinta madaxnimada Puntland oo war kasoo saaray dhismaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka
Ilaa toddobo musharrax oo ka mid ah musharrixiinta uu tartamaha xilka madaxweynaha Puntland ayaa maanta war ka soo saaray dhismaha guddiga xallinta iyo khilaafka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka musharrixiinta iyo baaqa ku ...
Sunday, December 2, 2018
-
Hoggaamiyaha Jabhada ONLF oo siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa
Waxaa magaalada Addis Ababa lagu soo dhaweeyay oo maanta gaaray wafdi uu horkacayo guddoomiyaha ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan.
Wafdiga guddoomiyaha waxaa soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaal...
Sunday, December 2, 2018
-
Weedhihii Laga Jeediyay Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi
Weedhihii Laga Jeediyay Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 2, 2018
« Previous Page — Next Page »