-
Madaxtooyada Oo Beesha Caalamka U Balan Qaaday Inay Somaliland Heshiis Ka Gaadhi Doonaan Khilaafka Doorashada Golaha Wakiilada
Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku wargelisay in heshiis laga gaadhi doono is-mariwaaga ka taagan doorashada golaha wakiilada.
Inkast...
Wednesday, January 30, 2019
-
Wasaaradda Hawlaha Guud oo War Cusub Kasoo Saartay Xaaladda Cafimaad ee Wasiir Qambi
Wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryeynta ayaa ka hadashay xaalada caafimaad ee uu ku sugan yahay wasiirkii wasaaradaasi.
War uu soo saaray afhayeenka wasaarada hawlaha guud ayaa lagu sheegay in xaalada caafimaad ee wasiirku ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Madaxwaynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida oo Maxkamad La Horkeenayo
Xeer Ilaalinta Guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in maalmaha soo socda Maxkamad lagu soo celinaayo Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Itoobiya ay...
Tuesday, January 29, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay Inuu Ku Qancay kala dirista xubnaha Komishanka Doorashooyinka
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka soo dabcay mawqifkii uu ka taagnaa xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee lagu marunsan yahay kala diristooda ka dib culeysyo badan oo kaga yimi wadamada Somaliland k...
Tuesday, January 29, 2019
-
Xildhibaaan Shaaciyay Khataro Waawayn oo Somaliland Kaga Soo Wajahan Puntland
Xildhibaan Shaaciyay Khataro Waawayn oo Somaliland Kaga Soo Wajahan Puntland Iyo Beelaha Isaaq oo Sii Kala Fogaaday.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 29, 2019
-
Wasiirka Biyaha oo Digniin Culus U Diray Dawlad Goboleedka Somaliyeed ee Puntland
Wasiirka wasaaradda biyaha somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa maamul goboleedka somaliyeed ee puntland uga digay in ay wax faro-galin ah ku soo sameeyaan gobolada bariga somaliland oo ku tilmaamay in ay markasta iska sheegtaan.
...
Tuesday, January 29, 2019
-
Dawladda Sucuudiga oo Ku Baaqday In Laga Soo Baxo Shuruudaha Lagu Xidhay Xayiraad Ka Qaadista Xoolihii Somalida.
Wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Injineer Cabdaraxmaan Al-Fadli ayaa xaqiijiyey in aanay boqortooyada Sucuudigu aqbali doonin cadaadis uu sheegay in dalkiisa lagu saarayo xayiraad ka qaadista xoolah...
Tuesday, January 29, 2019
-
Wasaaradda Ciyaaraha oo Ka Hadashay Tartanka Kubadda Cagta Dalalka Aan La Aqoonsan oo Lagu Qabanayo Hargeysa
Wasaaradda Ciyaaraha oo Ka Hadashay Tartanka Kubadda Cagta Dalalka Aan La Aqoonsan oo Lagu Qabanayo Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 29, 2019
-
Xukuumadda oo Xabsiga Ku Gurtay Darbi Jiifkii Caasimadda Iyo Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay
Xukuumadda oo Xabsiga Ku Gurtay Darbi Jiifkii Caasimadda Iyo Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 29, 2019
-
Xisbiga Ucid oo Fashiliyay Shir Qarsoodi Ah oo Guddoomiyaha Waddani La Yeeshay Madaxwayne Biixi.
Xisbiga Ucid oo Fashiliyay Shir Qarsoodi Ah oo Guddoomiyaha Waddani La Yeeshay Madaxwayne Muuse Biixi.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 29, 2019
« Previous Page — Next Page »