|
wararka
-
Wariye Muddo ku Xidhneyd Mareykanka oo Iran Lagu Soo Dhaweeyay
Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ayaa dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xirneyd Mareykanka.
Marzieh Hashemi, oo war akhriye ka ah Press Tv, ayaa ...
Thursday, January 31, 2019
-
Madaxweyne Biixi oo Wasiiradiisa U Cayimay Xaddi Lacageed Oo Aanay Wixii Ka Badan Saxeexi Karin
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xakameyn ku sameeyey kharashaadka dawladdiisa, waxaana sannadkii hore uu golahiisa wasiirrada u gudbiyey waraaq sheegaysa in wixii kharashaad ah ee ka badan $5000(Shan oo Doll...
Thursday, January 31, 2019
-
Farqiga Maamul ee U Dhexeeya Dawladdaha Hoose ee Berbera iyo Hargeysa “Cali Xasan Cawaale”
Marka laga hadlayo Maamulada D.hoose ee hargeysa iyo Berbera, runti kama hadlayo ama uma jeedo labada gole degaan ee degmooyinkan. laakin waxan si khaasa uga hadlaya ama isbarbardhigaya maamulka d.hoose ee labadan degmo oo ah fuli...
Thursday, January 31, 2019
-
Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro Ma Noqon Doonan Mucaarad bahaysta?
Tan iyo markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi xilka la wareegay dabayaaqadii sanadkii 2017 waxa isbedbedelayay isbahaysiga hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland iyo madaxweynaha talada haya Md Muuse Biixi. Isbahaysiga ayaa ku bilaw...
Thursday, January 31, 2019
-
Guddiga Diiwaangelinta Oo Xisbiga KULMIYE Ka Dalbaday Inay Ka Jawaabaan Dacwad Laga Gudbiyay
Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka JSL, ayaa xisbiga talada haya ee KULMIYE u soo gudbiyay dacwad ka dhan ah oo lagu soo eedeeyay taas oo ay ka dalbadeen inay ka soo jawaabaan.
Dacwadan waxa ...
Thursday, January 31, 2019
-
Dawlada Ingriska Oo Fah Faahin Ka Bixisay Askari Dawlada Somaliya Xabsiga U Taxaabtay
Dowladda UK ayaa ka hadashay ninka British-ka ah ee ku xiran magaalada Muqdisho, kaasi oo loo haysto eedeymo ku saabsan inuu walxo qarxa la kori lahaa diyaarad.
Xafiiska arrimaha dibedda UK, ayaa sheegay inay xiriir la leeyihii...
Thursday, January 31, 2019
-
Waxaan Ahay Musharax U Taagan Doorashadda Golaha Deegaanka Khaasatan Duqa Caasimadda ” Axmed Aadan Rooble”
Suxufi Axmed Aadan Rooble oo Kamida Suxufiyiinta Waawayn ee Ka Hawlagalayay Mudooyinkii u Dambeeyay dhinaca Saxaafadda ee Somaliland ayaa maanta shaaciyay inuu u Taaganyahay Doorashadda Golaha Deegaanka Hargeysa Gaar Ahaan Duqa Ca...
Wednesday, January 30, 2019
-
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Xaaladda Magaaladda Jigjiga Iyo Jawiga Maanta
Magaalada Jigjiga ayaa waxaa maalmihii dambe ka dhacayay rabshado ay soo abaabuleen dadka Itoobiyaanka ah ee ku dhaqan magaaladaasi, iyadoo lagu soo waramayo in xal deg deg ah arintaasi laga gaadhay.
mudadii ay rabshadaha s...
Wednesday, January 30, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Beeniyay Tartan Caalamiya oo Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay In Lagu Qabanayo Hargeysa
Xisbiga Waddani oo Beeniyay Tartan Caalamiya oo Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay In Lagu Qabanayo Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 30, 2019
-
Sudan oo Xasbiyadda Kasii Daynaysa Maxaabiis La Xidh Xidhay Intii Ay Dibadbaxyadu Socdeen
Masuuliyiinta dalka Sudan ayaa amar ku bixiyey in xabsiga laga sii daayo dhammaan maxaabiistii la xir xiray intii ay socdeen dibadbaxyo dawladda looga soo horjeeday.
Amarka lagu siidaynayo maxaabiista ayaa waxaa bixiyey madaxa ...
Wednesday, January 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|