|
wararka
-
Raacii Ugu Horeeyay ee Ka Tirsan Ciidamadda Burundi oo Iskaga Baxay Somaliya
Sida laga soo xigtay saraaakiil ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM waxaa bilaawday dib u celinta ilaa 1,000 askari oo ka mid ah ciidamadooda ku sugan Soomaaliya.
Khamiistii aynu soo dhaafnay ayeey ...
Saturday, February 23, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gurigiisa uu magaaadda hargeysa ka daganyahay ku booqday madaxwaynihii hore ee somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo isagu dhawaan dalka dib ugu soo laabtay
Is...
Saturday, February 23, 2019
-
“Haddii Lagu Adkaysto Dib U Midaynta Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Keenaysaa Khatar Ah Inay Dhiirigeliso Dhul Raadin Amni Darro Keenta”
Dr. Michael Rubin, oo ah madaxa machadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ugu baaqay in la joogo wakhtigii ay aqoonsan lahayd qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, waxaana caalamka uga digay inay ku dheganad...
Saturday, February 23, 2019
-
Abwaan Ama Fannaan Ku Dhiirraday Arrin Aanay Ragga Soomaalidu Ku Badnayn
Inta badan Soomaalida Fannaaniinta xirfaddoodu waxay ku saleysan tahay dhinaca fanka iyo Suugaanta, laakiin Faarax murtiile oo ah fannaan caan ka ah bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda wuxuu BBC-da u sheegay in uu leeyahay xirfado kal...
Saturday, February 23, 2019
-
Saddex Dumar Ah oo Markii Ugu Horaysay Baddalaya Wajiga Siyaasadda Mareykanka
Alexandria Ocasio-Cortez, Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib waxaa lagu soo doortay doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ka dhacday bishii Nofembar ee sannadkii hore.
Dabcan shaqada way ku cusub yihiin laakiin taas kama aysan ho...
Saturday, February 23, 2019
-
Xukuumadda Madaxwayne Biixi Miyay La Dhacsantahay In Raysal Wasaaraha Ethiopia Somaliland Ugu Yeedho Maamul ?
Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka hadashay sida ay u aragto in warkii ka soo baxay xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya uu maamul ku tilmaamo somaliland.
Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo war...
Saturday, February 23, 2019
-
Dowladda Burundi oo Sheegtay Inay Ciidamadeeda Kala Baxeyso Soomaaliya
Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba kala bixin doonto ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, iyadoo ka careysan go’aanka midowga Africa uu qaatay ee ah in 1,000 askari oo ka mid ah ciidamadooda Burundi laga saaro...
Friday, February 22, 2019
-
Wariye Hore Uga Tirsanaa Bbc oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Illaahay ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa xalay ku geeriyooday wariyihii hore ee BBC Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan.
Maxamed-Rashiid oo muddooyinkii dambe xannuunsanaa ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Jamhuuriya...
Friday, February 22, 2019
-
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Mareykanka oo Go’aan ka Gaaray Xaaladda Suuriya
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda kaga saareysa Suuriya.
Labada hoggaamiye oo Khadka Taleefon...
Friday, February 22, 2019
-
Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil u Xidhay Tacaddi Loo Gaystay Suxufiyiin Somaaliyed
War ay qortay warbaahinta dowladda Soomaaliya taliyaha ayaa lagu sheegay in taliyaha ururka 60-aad ku wargaliyay wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle in Saddex Sarkaal ay u xiran yihiin tacaddi lagula kacay wa...
Friday, February 22, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|